{
	"@metadata": {
		"authors": [
			"Abdullahi",
			"Abshirdheere",
			"AhmedG612",
			"Maax",
			"Mimursal",
			"Yariiska"
		]
	},
	"preferences": "Dooqyada",
	"prefsnologintext2": "Fadlan soo gal si aad u beddesho dookhyadaada.",
	"prefsnologintext2-for-temp-user": "Fadlan samee akoon si aad u beddesho dookhyadaada.",
	"searchprefs": "Dookhyada raadinta",
	"searchprefs-noresults": "Natiijooyin ma jiraan",
	"searchprefs-results": "$1 {{PLURAL:$1|natiijo|natiijooyin}}",
	"saveprefs": "Kaydi",
	"tooltip-preferences-save": "Kaydi isbedelada",
	"savedprefs": "Dooqyadaada waa la keydiyey.",
	"prefs-back-title": "Ku noqo dookhyada",
	"prefs-tabs-navigation-hint": "Talo: Waxaad isticmaali kartaa furayaasha fallaadhaha bidix iyo midig si aad ugu kala gudubto tab-yada liiska tab-yada.",
	"prefs-sections-navigation-hint": "Talo: Waxaad isticmaali kartaa furayaasha Tab iyo Shift + Tab si aad ugu kala gudubto qaybaha dookhyada.",
	"prefs-personal": "Galka isticmaalaha",
	"prefs-description-personal": "Xakamee sida aad u muuqato, u xirmo, una wada xiriirto.",
	"prefs-info": "Macluumaadka asaasiga ah",
	"username": "{{GENDER:$1|Isticmaale}}:",
	"prefs-memberingroups": "{{GENDER:$2|Xubin}} ka mid ah {{PLURAL:$1|kooxda|kooxaha}}:",
	"group-membership-link-with-expiry": "$1 (ilaa $2)",
	"prefs-memberingroupsdisabled": "{{GENDER:$2|Naafada}} {{PLURAL:$1|koox|kooxo}}:",
	"prefs-memberingroupsdisabled-help": "{{GENDER:$2|Adiga}} hadda ma buuxinaysid [[$3|shuruudaha]] xubinimada {{PLURAL:$1|kooxdan|kooxahan}} sidaas darteed ma isticmaali kartid xuquuqaha ay bixiyeen {{PLURAL:$1|iyadu|iyagu}}.",
	"prefs-edits": "Tirada wax bedelka:",
	"prefs-registration": "Waqtiga diiwaan galinta",
	"yourrealname": "Magacaaga runta ah:",
	"prefs-help-realname": "Magaca runta ah waa dooqasho.\nHaddii aad doorato in aan keento, waxaa loo adeegsan karaa mid tilmaama howshaada.",
	"yourpassword": "Eraysir:",
	"prefs-resetpass": "Bedel ereysirta",
	"passwordtooshort": "Erayada sirta waa in oo ahaadaa ugu yaraan  {{PLURAL:$1|1 xaraf|$1 xarfood}} .",
	"passwordtoolong": "Furaha sirta ah kama badnaan karo {{PLURAL:$1|1 xaraf|$1 xarafo}}.",
	"password-substring-username-match": "Furahaaga sirta ah waa inuusan ka dhex muuqan magacaaga isticmaale.",
	"password-name-match": "Eraygaaga sirta waa in oo ka duwanaadaa magacaaga isticmaalaha",
	"password-login-forbidden": "Waxaa laga joojiyey adeegsiga magacaan iyo nambar sirtiisaba.",
	"passwordincommonlist": "Furaha sirta ah ee la geliyay wuxuu ku jiraa liiska furayaasha sirta ah ee si aad u badan loo isticmaalo. Fadlan dooro fur sir ah oo ka gaar ah.",
	"prefs-help-yourpassword": "Dib u soo celinta akoonka waa la daaray. Ka eeg $1 si aad u hesho dookhyo dheeraad ah.",
	"tog-prefershttps": "Mar walba isticmaal xiriir ammaan ah marka aad soo gashan tahay.",
	"prefs-help-prefershttps": "Waxaa lahagaajin doonaan dooqaan marka xiga ee aad soo gasho",
	"prefs-user-downloaddata-label": "Hel xogta akoonka:",
	"prefs-user-downloaddata-info": "Xogta akoonkayga ee mashruucan",
	"prefs-user-restoreprefs-label": "Dib u deji dejimaha:",
	"prefs-user-restoreprefs-info": "Soo celi dhammaan dookhyada caadiga ah (dhammaan qaybaha)",
	"prefs-accountsecurity": "Amniga akoonka",
	"prefs-i18n": "Caalamiyeen",
	"yourlanguage": "luqad:",
	"yourgender": "Qaabkee baad doonayssaa in laguu qeeqo?",
	"gender-notknown": "Waxay wax ka beddelaan bogagga wiki-ga",
	"gender-unknown": "Haddii lagu soo hadal qaado, barnaamijka waxa uu adeegsan doonaa ereyo nooc dhexdhexaad ah goor weliba ay suuragal tahay",
	"gender-female": "Waxa ay wax ka bedeshaa bogagga wikipedia",
	"gender-male": "Wuxuu wax ka bedelaa bogagga wikiga",
	"prefs-help-gender": "Ahaysiinta xulashaan waa mid dooqasha ah.\nBarnaamijkaan adeegsigiisa waxay qiima u yeelaysaa wadahadalkaada iyo kuwa kale iyadoo bedelaysa habka qofka sida lab ama dheddig.\nMacluumadkaan waa mid la wada arkayo.",
	"yourvariant": "Nooca luuqadda ee waxa ku jira:",
	"prefs-help-variant": "Nooca ama hab qoraalka aad doorbidayso in lagu muujiyo bogagga waxa ku jira ee wiki-kan.",
	"prefs-signature": "Saxiixa",
	"tog-oldsig": "Saxiixaaga jira:",
	"yournick": "Saxiix cusub:",
	"tog-fancysig": "Ula dhaqan saxiixa sidii wikitext (iyadoo aan si toos ah loogu xirin boggaaga isticmaale)",
	"prefs-help-signature": "Waan in la saxiixaa wadahdalada ku dhaca bogga wadhadalka adigoo adeegsaanaya \"<nowiki>~~~~</nowiki>\", kaasoo u rogi doona saxiixa iyo waqtiga.",
	"prefs-signature-invalid-warning": "Saxiixaaga waxa laga yaabaa inuu dhibaato ku keeno qaar ka mid ah qalabka.",
	"prefs-signature-invalid-new": "Saxiixaaga hadda waa aan sax ahayn. Inkastoo aad weli isticmaali karto, ma awoodi doontid inaad beddesho ilaa aad saxdo.",
	"prefs-signature-invalid-disallow": "Saxiixaaga hadda waa aan sax ahayn. Ilaa aad saxdo, saxiixa caadiga ah ayaa la adeegsan doonaa marka aad saxiixayso faallooyinkaaga.",
	"prefs-signature-highlight-error": "Muuji goobta qaladka",
	"prefs-signature-error-details": "Wax badan baro",
	"badsig": "Saxiix cayriin ah oo aan sax ahayn. Hubi calaamadaha HTML.",
	"badsiglength": "Naaneysta aad bey u dheertahay.\nWaa in aysan ka badanin $1 {{PLURAL:$1|eray|erayo}}.",
	"badsigsubst": "Saxiixaaga waxaa ku jira beddel isku dhex jira (tusaale <code>subst:</code> ama <code><nowiki>~~~~</nowiki></code>).",
	"badsightml": "Saxiixaaga wuxuu ka kooban yahay HTML aan sax ahayn ama duugoobay:",
	"badsiglinks": "Saxiixaaga waa inuu ku jiraa xiriir ku socda boggaaga isticmaale, bogga wadahadalka, ama waxqabadkaaga wiki-kan. Fadlan ku dar, tusaale ahaan: <code>$1</code>.",
	"badsiglinebreak": "Saxiixaaga waa inuu ka koobnaadaa hal sadar oo wikitext ah.",
	"prefs-email": "E-mail aad dooran kartaa",
	"youremail": "E-mail:",
	"prefs-setemail": "Deji ciwaan iimayl",
	"prefs-changeemail": "Bedelid ama ka saarista ciwaanka E-mailka",
	"prefs-help-email": "E-mail waa wax aad xor u leedahay. laakiin waa loo baahanyahay hadii aad eraysirka badaleesid, markii aad ilaawdo eraygaaga sirta",
	"prefs-help-email-required": "Waxaa loo baahanyahay e-mail.",
	"prefs-help-email-others": "Waxaa kale oo aad u isticmaali kartaa in ee dadka kale kugula soo xiriiraan e-mail ayaga oo isticmaalaayo linki isticmaalahaada ama bogga wadahadalka.\nE-mailkaada mala sheegaayo markii ee dadka kale kula soo xiriirayaan.",
	"tog-requireemail": "Dir emayllada dib u dejinta sirta kaliya marka labadaba cinwaanka emaylka iyo magaca isticmaalaha la bixiyo",
	"prefs-help-requireemail": "Tani waxay hagaajisaa asturnaanta waxayna ka caawisaa ka hortagga emayllo aan la codsan.",
	"noemailprefs": "Ku cayim ciwaan iimaylkaaga dookhyada si astaamahan u shaqeeyaan.",
	"emailnotauthenticated": "Ciwaankaaga iimaylka weli lama xaqiijin. Ma jiri doono iimayl loo diri doono mid ka mid ah astaamaha soo socda.",
	"emailconfirmlink": "Soo xaqiiji ciwaankaada e-mailka",
	"prefs-emailconfirm-label": "Hubinta Email-ka:",
	"emailauthenticated": "E-mailkaada waxaa la xaqiijiyay $2 saacadduna ahayd $3.",
	"allowemail": "Oggolow isticmaaleyaasha kale inay iimayl ii soo diraan",
	"email-allow-new-users-label": "Oggolow iimaylada ka imanaya isticmaaleyaal cusub",
	"prefs-help-email-allow-new-users": "Haddii aad doorashadan daarato, isticmaaleyaasha aan ahayn [[{{MediaWiki:grouppage-autoconfirmed}}|si toos ah loo xaqiijiyay]] ayaa kuu soo diri kara iimaylo.",
	"tog-ccmeonemails": "Ii soo dir e-mailada aan u diro isticmaalada kale oo koobi ah",
	"email-mutelist-label": "Ka mamnuuc isticmaaleyaashan inay ii soo diraan iimayl:",
	"tog-enotifwatchlistpages": "Ii soo dir iimayl marka bog ama fayl ku jira liiska aan la socdo la beddelo",
	"tog-enotifusertalkpages": "E-mail ii soo dir markii boggayga wadahadalka oo isbedelo",
	"tog-enotifminoredits": "Ii soo dir iimayl sidoo kale marka wax ka beddel yar lagu sameeyo bogagga iyo faylasha",
	"tog-enotifrevealaddr": "Iigu soo bandhig cinwaankayga e-mailka ah fariimaha wargelinta",
	"prefs-user-pages": "Bogagga isticmaalaha",
	"prefs-rendering": "Muuqaalka",
	"prefs-description-rendering": "Habee muuqaalka, cabbirka, iyo dookhyada akhriska.",
	"prefs-skin": "Jirka",
	"skin-preview": "Horfiirin",
	"prefs-common-config": "CSS/JavaScript la wadaago dhammaan muuqaalada:",
	"prefs-custom-css": "CSS khaas ah",
	"prefs-custom-js": "JavaScript khaas ah",
	"prefs-custom-cssjs-safemode": "CSS/JavaScript khaas ah hadda lama heli karo sababtoo ah habka badbaadada ayaa daaran. Fadlan [[#mw-input-wpforcesafemode|damin habka badbaadada]] si aad u isticmaasho CSS/JavaScript khaas ah.",
	"prefs-skin-prefs": "Dookhyada muuqaalka",
	"prefs-skin-responsive": "Daar habka jawaab bixinta",
	"prefs-help-skin-responsive": "La qabsada qaabka bogga cabbirka shaashadda ee mobilka.",
	"prefs-dateformat": "Qaabka taariikhda",
	"datedefault": "Ma'jiro dooq",
	"prefs-timeoffset": "Isbeddelka waqtiga",
	"servertime": "Waqtiga server-ka:",
	"localtime": "Waqtigaaga",
	"timezonelegend": "Soonaha waqtiga:",
	"timezoneuseserverdefault": "Isticmaal wiki-ga  caadiga ah ($1)",
	"timezoneuseoffset": "Kale (waqtiga ka leexashada UTC)",
	"timezone-useoffset-placeholder": "Tusaalooyin qiimeyaal: \"-07:00\" ama \"01:00\"",
	"timezone-invalid": "Waqti-goob aan sax ahayn ama u dhiganta aan sax ahayn.",
	"guesstimezone": "Ka buuxi biraawsarka",
	"timezoneregion-africa": "Afrika",
	"timezoneregion-america": "Ameerika",
	"timezoneregion-antarctica": "Antiarktis",
	"timezoneregion-arctic": "Arktik",
	"timezoneregion-asia": "Aasiya",
	"timezoneregion-atlantic": "Badweynta Atlaantik",
	"timezoneregion-australia": "Ustaraaliya",
	"timezoneregion-europe": "Yurub",
	"timezoneregion-indian": "Badweynta Hindiya",
	"timezoneregion-pacific": "Badweynta Baasifigga",
	"prefs-files": "Faylasha",
	"imagemaxsize": "Xadka cabbirka sawirka ee bogagga sharaxaadda faylka:",
	"thumbsize": "Cabirka muuqaal la yareeyay:",
	"thumbsize-small": "Yar",
	"thumbsize-regular": "Caadi",
	"thumbsize-large": "Weyn",
	"thumbsize-help": "Qaar ka mid ah isticmaalayaasha waxaa laga yaabaa inay door bidaan sawir-yaryar ka yar ama ka weyn kan caadiga ah. Cabbirka caadiga ah waa $1 pixels.",
	"prefs-diffs": "Farqiga",
	"tog-diffonly": "Kaladuwanaanshaha hoostooda qari qoraalka bogga",
	"tog-norollbackdiff": "Ha muujin isbeddelka kadib marka la sameeyo dib u celin",
	"prefs-advancedrendering": "Ikhtiyaarrada horumarsan",
	"tog-underline": "Linkiga hoos ka calaamadeysan:",
	"underline-default": "Joojinta Muuqaalka ama siteka",
	"underline-never": "Marnaba",
	"underline-always": "Marwalba",
	"tog-showhiddencats": "Itusi ereykoobyada qarsoon",
	"tog-showrollbackconfirmation": "Muuji fariin xaqiijin ah marka la gujiyo isku xirka dib u celinta",
	"tog-forcesafemode": "Mar walba daar [[mw:Special:MyLanguage/Manual:Safemode|habka badbaadada ]]",
	"prefs-help-forcesafemode": "Dami scripts-ka iyo xaashiyaha qaab dhismeedka ku jira wiki-ga.",
	"prefs-editing": "Wax ka bedelka",
	"prefs-description-editing": "Habee sida aad u sameyso, ula socoto, uguna eegto wax ka beddelka.",
	"prefs-advancedediting": "Xulasho guud",
	"tog-editsectiononrightclick": "Daar wax ka beddelka qaybaha adigoo midig gujinaya cinwaannada qaybaha.",
	"tog-editondblclick": "Ku beddel bogagga adigoo laba jeer gujinaya",
	"prefs-editor": "Tafatire",
	"editfont-style": "Wax ku bedel meesha aad dooran kartid fartaada nuuceeda:",
	"editfont-monospace": "Qoraalada nuuca kala waaweyn",
	"editfont-sansserif": "Sans-serif nuucyada qoraalka",
	"editfont-serif": "Serif nuucyada qoraalka",
	"tog-minordefault": "Isbedelada yaryar marwalba calaamadey",
	"tog-forceeditsummary": "Ii soo ogeysii marka aan gelinayo soo koobid wax ka beddel oo madhan (ama soo koobidda ka noqo ee caadiga ah)",
	"tog-editrecovery": "Daar astaanta [[Special:EditRecovery|{{int:editrecovery}}]]",
	"tog-editrecovery-help": "Waxaad siin kartaa jawaab celin [$1 bogga wadahadalka ee mashruuca].",
	"tog-useeditwarning": "Iidig markaan ka baxayo wax bedelidda bog ay ku jiraan isbedel aan la haydin",
	"prefs-preview": "Hordhac",
	"tog-previewonfirst": "Muuji hordhaca marka la bilaabayo tafatirka",
	"tog-previewontop": "Itus horfiirinta kahor sanduuqa wax ka bedelida",
	"tog-uselivepreview": "Muuji hordhaca adigoon dib u soo rarayn bogga",
	"prefs-discussion": "Bogagga wada hadalka",
	"prefs-developertools": "Qalabka horumariyaha",
	"prefs-rc": "Isbedelada dhow",
	"prefs-description-rc": "Habee quudinta isbeddelladii u dambeeyay.",
	"prefs-displayrc": "Dooga bandhigista",
	"recentchangesdays": "Tirada maalmaha lagu tusaayo isbedelada dhow:",
	"recentchangesdays-max": "Ugu badnaan $1 {{PLURAL:$1|maalin|maalmood}}",
	"recentchangescount": "Tirada wax ka beddellada lagu muujinayo isbeddelladii u dambeeyay, taariikhaha bogagga, iyo diiwaannada si caadi ah:",
	"prefs-help-recentchangescount": "Tirada ugu badan: 1000",
	"prefs-advancedrc": "Xulasho horumarin ah",
	"tog-usenewrc": "Isku ururi isbeddellada bog ahaan gudaha isbeddelladii u dambeeyay iyo liiska la socodka",
	"rcfilters-preference-label": "Isticmaal is dhexgal aan JavaScript ahayn",
	"rcfilters-preference-help": "Wuxuu soo raraa [[{{#special:RecentChanges}}|isbeddelladii u dambeeyay]] iyo [[{{#special:RecentChangesLinked}}|isbeddellada la xiriira]] iyada oo aan la isticmaalin raadinta la sifeeyay ama shaqada iftiiminta.",
	"prefs-changesrc": "Isbeddellada la muujiyey",
	"tog-hideminor": "Qari bedelada yar ee isbedelada dhow",
	"tog-hidecategorization": "Qari qeybinla bogagga",
	"tog-hidepatrolled": "Qari wax bedelkii ugu danbeeyay oo la waardiyeeyay",
	"tog-newpageshidepatrolled": "Ka qari maqaalada la waardiyeeyay maqaalada kale ee cusub",
	"tog-shownumberswatching": "I'tus tirada isticmaalayaasha wax waardiyeynaayo",
	"prefs-watchlist": "liiska-waardiyaha",
	"prefs-description-watchlist": "Maamul oo shakhsiyee liiska bogagga aad la socoto.",
	"prefs-editwatchlist": "Wax ka beddel liiska la socodka",
	"prefs-editwatchlist-label": "Wax ka beddel gelitaannada ku jira liiskaaga la socodka:",
	"prefs-editwatchlistlabels-label": "Wax ka beddel calaamadaha liiska la socodka:",
	"prefs-managewatchlistlabels": "Daawo oo maamul calaamadaha liiskaaga la socodka",
	"prefs-editwatchlist-edit": "Daawo oo ka saar cinwaannada ku jira liiskaaga la socodka",
	"prefs-editwatchlist-raw": "Wax ka beddel liiska la socodka ee ceeriin",
	"prefs-editwatchlist-clear": "Nadiifi liiskaaga la socodka",
	"prefs-displaywatchlist": "Xulashooyinka bandhigga",
	"prefs-watchlist-days": "Maalmaha lagu muujinayo liiska la socodka:",
	"prefs-watchlist-days-max": "Ugu badnaan $1 {{PLURAL:$1|maalin|maalmo}}",
	"prefs-watchlist-edits": "Tirada ugu badan ee isbeddellada lagu muujinayo liiska la socodka:",
	"prefs-watchlist-edits-max": "Tirada ugu badan: 1000",
	"prefs-advancedwatchlist": "Ikhtiyaarrada horumarsan",
	"tog-extendwatchlist": "Balaari liiska waardiyaha si loo arko dhamaan isbedelada, ma ahan oo kaliya kuwa dhow",
	"tog-watchlistunwatchlinks": "Ku dar calaamadaha tooska ah ee ka saarista/raacista ({{int:Watchlist-unwatch}}/{{int:Watchlist-unwatch-undo}}) bogagga la socodka ee leh isbeddello (JavaScript ayaa loo baahan yahay si shaqada beddelka ay u shaqeyso)",
	"rcfilters-watchlist-preference-label": "Isticmaal is dhexgal aan JavaScript ahayn",
	"rcfilters-watchlist-preference-help": "Waxay ku shubtaa [[{{#special:Watchlist}}|liiska la socodka]] adigoon isticmaalin shaandhayn, raadis ama astaanta muujinta.",
	"prefs-changeswatchlist": "Isbeddellada la muujiyay",
	"tog-watchstar-expiry": "Waqtiga caadiga ah ee liiska la socodka ee bogagga gacanta lagu daray:",
	"tog-watch-expiry": "Muddada waqtiga caadiga ah:",
	"tog-watchlisthideminor": "Ka qari  bedelyada yar liiska waardiyaha",
	"tog-watchlisthidebots": "Ka qari bedelada robotka  liiska waardiyaha",
	"tog-watchlisthideown": "Ka qari wax bedelkeyga  liiska waardiyaha",
	"tog-watchlisthideanons": "Ka qari isbedelada ee sameeyeen isticmaalada la aqoon liiska waardiyaha",
	"tog-watchlisthideliu": "Ka qari isbedelada ee sameeyeen isticmaalada soo gelay liiska waardiyaha",
	"tog-watchlistreloadautomatically": "Si toos ah u dib u soo rar liiska la socodka marka shaandho la beddelo (JavaScript ayaa loo baahan yahay)",
	"tog-watchlisthidecategorization": "Qari kala saaridda bogagga",
	"tog-watchlisthidepatrolled": "Ka qari isbedelada la waardiyeeyay liiska waardiyaha",
	"prefs-pageswatchlist": "Bogagga la socdo",
	"tog-watchdefault": "Ku dar bogagga iyo faylasha aan wax ka beddelo liiska aan la socdo",
	"tog-watchmoves": "Ku dar bogagga iyo faylasha aan wareejiyo liiska aan la socdo",
	"tog-watchdeletion": "Ku dar bogagga iyo faylasha aan tirtiro liiska aan la socdo",
	"tog-watchcreations": "Ku dar bogagga aan abuuro iyo faylasha aan soo geliyo liiska aan la socdo",
	"tog-watchuploads": "Ku dar faylasha cusub ee aan soo geliyo liiska aan la socdo",
	"tog-watchrollback": "Ku dar bogagga aan ku sameeyo dib u celin liiska aan la socdo",
	"prefs-tokenwatchlist": "Calaamadda",
	"prefs-watchlist-token": "Calaamadda liiska la socodka:",
	"prefs-watchlist-managetokens": "Maamul calaamadaha",
	"prefs-help-tokenmanagement": "Waxaad arki kartaa oo dib u dejin kartaa furaha sirta ah ee akoonkaaga ee lagu geli karo quudka Web ee liiskaaga la socodka. Qof kasta oo yaqaan furaha wuxuu awoodi doonaa inuu akhriyo liiskaaga la socodka, sidaas darteed ha la wadaagin.",
	"prefs-searchoptions": "Raadi",
	"prefs-description-searchoptions": "Dooro sida otomaatiga buuxinta iyo natiijooyinku u shaqeeyaan.",
	"prefs-searchmisc": "Guud",
	"searchlimit-label": "Tirada natiijooyinka raadinta ee lagu muujiyo bog kasta:",
	"searchlimit-help": "Tirada ugu badan: $1",
	"search-thumbnail-extra-namespaces-label": "Muuji sawirro yar-yar ee Special:Search ee shaashada",
	"search-thumbnail-extra-namespaces-message": "Waxay soo bandhigtaa thumbnails-ka natiijooyinka $1 {{PLURAL:$2|meel magac|meel magacyo}} ee bogga {{#special:search}}.",
	"prefs-advancedsearchoptions": "Ikhtiyaarrada horumarsan",
	"prefs-misc": "Kala duwan",
	"prefs-reset-intro": "Waxaad isticmaali kartaa boggan si aad dib ugu dejiso dookhyadaada kuwa caadiga ah ee goobta. Tani lama celin karo.",
	"prefs-reset-confirm": "Haa, waxaan rabaa inaan dib u dejiyo dookhyadayda.",
	"restoreprefs": "Soo celi dhammaan dejimaha caadiga ah"
}
