"@metadata": {
"authors": [
"Abdullahi",
"Abshirdheere",
"AhmedG612"

"wikibase-client-desc": "Macmiilka kordhinta Wikibase",
"tooltip-t-wikibase": "kula xiriiri shayga kaydka xogta ku xiran",
"wikibase-after-page-move": "Guuritaankaaga hadda waa inuu ka muuqdaa xiriirka luqadda ee [$1 ka muuqda shayga {{WBREPONAME}}]. Waxaan kaa codsanaynaa inaad hubiso in tani dhacday.",
"wikibase-after-page-delete": "Xiriirka boggan waa in laga saaray [$1 shayga {{WBREPONAME}} ee la xiriira]. Waxaan kaa codsanaynaa inaad hubiso in tani dhacday.",
"wikibase-comment-add": "Shay {{WBREPONAME}} ah ayaa la sameeyay.",
"wikibase-comment-remove": "Shaygii {{WBREPONAME}} ee la xiriiray waa la tirtiray. Xiriirradii luqadaha waa la saaray.",
"wikibase-comment-linked": "Shay {{WBREPONAME}} ah ayaa lagu xirey boggan.",
"wikibase-comment-unlink": "Boggan waa laga furay xiriirka shayga {{WBREPONAME}}. Xiriirradii luqadaha waa la saaray.",
"wikibase-comment-restore": "Shaygii {{WBREPONAME}} ee la xiriiray waa dib loo soo celiyay. Xiriirradii luqadaha waa la soo celiyay.",
"wikibase-comment-update": "{{WBREPONAME}} shay ayaa la badalay",
"wikibase-comment-sitelink-add": "Xiriir luqadeed ayaa lagu daray: $1",
"wikibase-comment-sitelink-change": "Xiriirka luqadda waa laga beddelay $1 ilaa $2",
"wikibase-comment-sitelink-remove": "Xiriir luqadeed waa laga saaray: $1",
"wikibase-comment-multi": "$1 {{PLURAL:$1|isbeddel|isbeddello}}",
"wikibase-dataitem": "Shay {{WBREPONAME}}",
"wikibase-editlinks": "Bedel linkiga",
"wikibase-editlinkstitle": "Wax ka badal linkyada luuqadaha",
"wikibase-addlinkstitle": "Ku dar xiriirrada luqadaha",
"wikibase-linkitem-addlinks": "Ku dar linkiyada",
"wikibase-linkitem-alreadylinked": "Bogga aad rabtay inaad ku xirto hore ayuu ugu xiran yahay [$1 shay] ku jira keydka xogta dhexe oo ku xira [[$2]] boggan. Shayadu waxay yeelan karaan hal bog oo keliya halkii goob. Fadlan dooro bog kale oo aad ku xirto.",
"wikibase-linkitem-close": "Xir sanduuqa wada-hadalka oo dib u soo rar bogga",
"wikibase-linkitem-failure": "Khalad aan la aqoon ayaa dhacay markii la isku dayay in lagu xiro bogga la bixiyay.",
"wikibase-linkitem-failed-modify": "Lama isku xiri karin bogagga: waa lagu guuldareystay in la mideeyo shayada u dhigma ee {{WBREPONAME}}.",
"wikibase-linkitem-title": "Ku xiro bogga",
"wikibase-linkitem-linkpage": "Ku xiro bogga",
"wikibase-linkitem-selectlink": "Fadlan dooro goob iyo bog aad rabto inaad ku xirto boggan.",
"wikibase-linkitem-input-site": "Luqada:",
"wikibase-linkitem-input-page": "Bogga:",
"wikibase-linkitem-confirmitem-text": "Bogga aad dooratay hore ayuu ugu xiran yahay [$1 shay ku jira keydka xogta dhexe]. Fadlan xaqiiji in {{PLURAL:$2|bogga|bogagga}} hoos ku qoran {{PLURAL:$2|uu yahay|ay yihiin}} {{PLURAL:$2|kaas|kuwaas}} aad rabto inaad ku xirto boggan.",
"wikibase-linkitem-confirmitem-button": "Xaqiiji",
"wikibase-linkitem-not-loggedin-title": "Waa inaad soo gasho",
"wikibase-linkitem-not-loggedin": "Waa inaad soo gashaa wiki-kan iyo sidoo kale [$1 keydka xogta dhexe] si aad u isticmaasho sifadan.",
"wikibase-linkitem-success-link": "Bogagga waa la isku xirey. Waxaad ka heli kartaa shayga xiriirrada ku jira [$1 keydka xogta dhexe].",
"limitreport-entityaccesscount": "Tirada shayada Wikibase ee la soo raray",
"wikibase-property-notfound": "Hantida $1 lama helin.",
"wikibase-rc-hide-wikidata": "$1 {{WBREPONAME}}",
"wikibase-rc-hide-wikidata-hide": "Qari",
"wikibase-rc-hide-wikidata-show": "i tus",
"wikibase-rc-show-wikidata-pref": "Tus isbeddellada {{WBREPONAME}} ee isbeddelladii u dambeeyay",
"wikibase-rc-wikibase-edit-letter": "D",
"wikibase-rc-wikibase-edit-title": "{{WBREPONAME}} wax ka badal",
"wikibase-rcfilters-hide-wikibase-label": "Wax ka badal {{WBREPONAME}}",
"wikibase-rcfilters-hide-wikibase-description": "Isbeddellada ka yimaadda {{WBREPONAME}}.",
"wikibase-rcfilters-hide-wikibase-conflicts-ores": "Shaandheyntan waxay is khilaafaysaa hal ama ka badan oo ka mid ah shaandhooyinka Tayada Wax ku darka ama Ujeedada Isticmaalaha. Saadaasha tayada iyo ujeedada lama heli karo isbeddellada {{WBREPONAME}}.",
"wikibase-rcfilters-hide-wikibase-conflicts-ores-global": "Shaandhada \"{{WBREPONAME}} edits\" waxay is khilaafaysaa hal ama ka badan oo ka mid ah shaandhooyinka Tayada Wax-ku-darka ama Ujeedada Isticmaalaha. Saadaasha tayada iyo ujeedada lama heli karo isbeddellada {{WBREPONAME}}. Shaandhooyinka is khilaafaya waxaa lagu calaamadeeyay aagga Shaandhooyinka Firfircoon ee kore.",
"wikibase-rcfilters-damaging-conflicts-hide-wikibase": "Saadaasha Tayada Wax-ku-darka lama heli karo noocyada qaar ee isbeddelka, sidaas darteed shaandhadan waxay is khilaafaysaa {{PLURAL:$2|shaandhada Nooca Isbeddelka|shaandhooyinka Nooca Isbeddelka}} ee soo socda: $1",
"wikibase-rcfilters-goodfaith-conflicts-hide-wikibase": "Saadaasha Ujeedada Isticmaalaha lama heli karo noocyada qaar ee isbeddelka, sidaas darteed shaandhadan waxay is khilaafaysaa {{PLURAL:$2|shaandhada Nooca Isbeddelka|shaandhooyinka Nooca Isbeddelka}} ee soo socda: $1",
"wikibase-rcfilters-hide-wikibase-conflicts-major-global": "Dhammaan isbeddellada {{WBREPONAME}} waxaa loo calaamadeeyay \"yar\", sidaas darteed shaandhada \"{{WBREPONAME}} edits\" waxay is khilaafaysaa shaandhada \"isbeddellada aan yarayn\".",
"wikibase-rcfilters-major-conflicts-hide-wikibase": "Dhammaan isbeddellada {{WBREPONAME}} waxaa loo calaamadeeyay \"yar\", sidaas darteed shaandhada \"{{WBREPONAME}} edits\" waxay is khilaafaysaa shaandhada \"isbeddellada aan yarayn\".",
"wikibase-rcfilters-hide-wikibase-conflicts-major": "Dhammaan isbeddellada {{WBREPONAME}} waxaa loo calaamadeeyay \"yar\", sidaas darteed shaandhada \"{{WBREPONAME}} edits\" waxay is khilaafaysaa shaandhada \"isbeddellada aan yarayn\".",
"wikibase-replicationnote": "Fadlan ogow in ay qaadan karto dhowr daqiiqo ilaa isbeddellada ay ka muuqdaan dhammaan wiki-yada.",
"wikibase-watchlist-show-changes-pref": "Muuji isbeddellada {{WBREPONAME}} ee liiskaaga dabagalka",
"wikibase-error-deserialize-error": "Lama guulaysan in la kala furfuro xogta.",
"wikibase-error-serialize-error": "Lama guulaysan in la isku xiro xogta.",
"wikibase-error-invalid-entity-id": "Aqoonsiga \"$2\" kuma jiro nidaamka. Fadlan isticmaal aqoonsi shay oo sax ah.",
"wikibase-error-exceeded-entity-access-limit": "Aad u badan ayaa la helay shayada {{WBREPONAME}}. Tirada shayada la soo raray: $2/$3.",
"wikibase-error-exceeded-referenced-entity-id-limit": "Aad u badan ayaa la sameeyay wicitaannada \"mw.wikibase.getReferencedEntityId\", kaliya ilaa $2 {{PLURAL:$2|waa la oggol yahay}}.",
"unconnectedpages": "Bogag aan ku xirnayn shayada",
"unconnectedpages-summary": "Boggan wuxuu taxayaa bogagga aan lahayn shay xogeed oo ku xiran (meelaha magacyada ee taageera shayada la xiriira).",
"wikibase-unconnectedpages-submit": "Muuji boggaga",
"pageswithbadges": "Bogag leh calaamado",
"pageswithbadges-summary": "Boggan wuxuu taxayaa bogagga leh calaamado (tusaale maqaal wanaagsan ama maqaal la soo xulay). Liisku wuxuu u kala hormarayaa aqoonsiga bogga oo hoos u dhacaya, si bogagga cusub marka hore loo muujiyo.",
"wikibase-pageswithbadges-invalid-id": "$1 ma aha aqoonsi shay oo sax ah",
"wikibase-pageswithbadges-legend": "Liiska bogagga leh calaamad la siiyay",
"wikibase-pageswithbadges-badge": "Calaamad:",
"wikibase-pageswithbadges-submit": "Muuji boggaga",
"entityusage": "Isticmaalka shayga",
"entityusage-summary": "Boggan wuxuu taxayaa bogagga isticmaala shayga la bixiyay (tusaale Q42). Liiska waxaa loo kala hormariyay iyadoo lagu saleynayo hoos u dhaca aqoonsiga bogga, si bogagga cusub ay u soo muuqdaan marka hore.",
"wikibase-entityusage-invalid-id": "$1 ma aha aqoonsi shay oo sax ah",
"wikibase-entityusage-legend": "Liiska bogagga isticmaala shay la bixiyay",
"wikibase-entityusage-entity": "Shay:",
"wikibase-entityusage-submit": "Muuji boggaga",
"wikibase-pageinfo-entity-id": "Aqoonsiga shayga {{WBREPONAME}}",
"wikibase-pageinfo-entity-id-none": "Midna",
"wikibase-pageinfo-description-local": "Sharaxaad maxalli ah",
"wikibase-pageinfo-description-central": "Sharaxaad dhexe",
"wikibase-pageinfo-entity-usage": "Qaybaha {{WBREPONAME}} ee lagu isticmaalay boggan",
"wikibase-pageinfo-entity-usage-S": "Xiriir bog",
"wikibase-pageinfo-entity-usage-L": "Calaamado qaarkood",
"wikibase-pageinfo-entity-usage-L-with-modifier": "Calaamadda: $1",
"wikibase-pageinfo-entity-usage-D": "Sharaxaadyo qaar",
"wikibase-pageinfo-entity-usage-D-with-modifier": "Sharaxaad: $1",
"wikibase-pageinfo-entity-usage-A": "Magacyo kale qaarkood",
"wikibase-pageinfo-entity-usage-A-with-modifier": "Magac kale: $1",
"wikibase-pageinfo-entity-usage-T": "Cinwaan",
"wikibase-pageinfo-entity-usage-C": "Hadallo qaarkood",
"wikibase-pageinfo-entity-usage-C-with-modifier": "Bayaanka: $1",
"wikibase-pageinfo-entity-usage-CQR": "Hadallo qaarkood (leh shuruudo iyo tixraacyo)",
"wikibase-pageinfo-entity-usage-CQR-with-modifier": "Hadal (leh shuruudo iyo tixraacyo): $1",
"wikibase-pageinfo-entity-usage-X": "Dhammaan xogta shayga",
"wikibase-pageinfo-entity-usage-O": "Kala duwan (tusaale jiritaanka shay)",
"wikibase-property-render-error": "Lama guulaysan in la soo bandhigo hantida $1: $2",
"wikibase-otherprojects": "Mashaariicda kale",
"wikibase-otherprojects-beta-message": "Barta dhinaca ee mashaariicda kale",
"wikibase-otherprojects-beta-description": "Waxay ku dartaa qayb \"{{int:wikibase-otherprojects}}\" ah oo ku jirta barta dhinaca taasoo bixisa xiriirro ku wajahan mashaariicda kale ee Wikimedia iyadoo lagu saleynayo xogta {{WBREPONAME}}.",
"wikibase-sitelinks-sitename-columnheading": "Luuqad",
"wikibase-sitelinks-link-columnheading": "Bogga la xiriiriyay",
"echo-category-title-wikibase-action": "{{PLURAL:$1|Xiriir|Xiriirro}} la leh {{WBREPONAME}}",
"echo-pref-tooltip-wikibase-action": "I soo ogeysii marka qof ku xiro bog {{GENDER:|aan sameeyay}} shay {{WBREPONAME}} ah.",
"exceeded-entity-limit-category": "Bogag leh shayado {{WBREPONAME}} oo aad u badan oo la helay",
"exceeded-entity-limit-category-desc": "Qaybtan waxay taxdaa bogagga leh shayada {{WBREPONAME}} oo aad u badan oo la helay.",
"notification-header-page-connection": "Bogga $3 waxaa {{GENDER:$2|lagu xiray}} {{PLURAL:$4|-1=shay {{WBREPONAME}} ah|shayga {{WBREPONAME}} $4}}, halkaas oo xog la xiriirta mowduuca lagu ururin karo.",
"notification-bundle-header-page-connection": "$3 iyo {{PLURAL:$4|bog kale|$4 bogag kale|100=99+ bogag kale}} waxaa {{GENDER:$2|lagu xiray}} shayada {{WBREPONAME}}, halkaas oo xog la xiriirta mowduucyada lagu ururin karo.",
"notification-link-text-view-item": "{{GENDER:$1|Eeg}} shayga",
"notification-subject-page-connection": "Bog ku yaal {{SITENAME}} oo aad {{GENDER:$3|abuurtey}} ayaa {{GENDER:$2|lagu xiray}} shay {{WBREPONAME}} ah",
"unresolved-property-category": "Bogagga leh hantiyo aan la xallin",
"unresolved-property-category-desc": "Qaybtan waxay taxdaa bogagga tixraaca u sameeya hantiyada {{WBREPONAME}} ee aan la heli karin, ha ahaato aqoonsiga hantida ama calaamadeeda.",
"connected-redirect-category": "Bogag dib u jiheyn ah oo ku xiran shay {{WBREPONAME}} ah",
"connected-redirect-category-desc": "Qaybtan waxay taxdaa bogagga dib u jiheynta ee ku xiran shay {{WBREPONAME}} ah.",
"wikibase-client-data-bridge-dialog-title": "Wax ka beddel $1",
"wikibase-client-data-bridge-permissions-error": "Ma haysatid oggolaansho aad ku wax uga beddesho qiimahan, sababaha soo socda awgood: {{PLURAL:$1|sabab|sababaha}}:",
"wikibase-client-data-bridge-permissions-error-info": "Faahfaahin dheeraad ah",
"wikibase-client-data-bridge-protected-on-repo-head": "Qiimahan hadda waa [$1 si buuxda loo ilaaliyay] ee {{WBREPONAME}} waxaana kaliya wax ka beddeli kara [$2 maamulka].",
"wikibase-client-data-bridge-protected-on-repo-body": "
Maxaa qiimahan loo ilaaliyay?
\n
\n
Qaar ka mid ah templates iyo Items (iyo qiimahooda) si joogto ah ayaa loo [$1 ilaaliyaa] sababo la xiriira muuqaalka. Mararka qaarkoodna waxaa loo ilaaliyaa [$2 khilaafaadka wax ka beddelka]. Inta badan Items waa ay wax ka beddeli karaan qof walba.
\n
Sebabta ilaalinta waxaa laga heli karaa [$3 diiwaanka ilaalinta].
\n
\n
Maxaan sameyn karaa?
\n

[$4 Ka dood shaygan] dadka kale.

"wikibase-client-data-bridge-semiprotected-on-repo-head": "Qiimahan hadda waa [$1 si qayb ahaan loo ilaaliyay] ee {{WBREPONAME}} waxaana kaliya wax ka beddeli kara [$2 isticmaaleyaasha si toos ah loo xaqiijiyay].",
"wikibase-client-data-bridge-semiprotected-on-repo-body": "
Maxaa qiimahan loo ilaaliyay?
\n
\n
Inkasta oo inta badan qiimayaasha uu qof walba wax ka beddeli karo, ilaalinta qayb ahaan mararka qaar waa lagama maarmaan si looga hortago kharibaada ku timaadda Items caan ah.
\n
Sebabta ilaalinta waxaa laga heli karaa [$1 diiwaanka ilaalinta].
\n
\n
Maxaan sameyn karaa?
\n
\n
Haddii aad leedahay akoon isticmaalaha ee {{WBREPONAME}}, [[Special:UserLogin|soo gal]] marka hore.
\n
Haddii aadan haysan, [[Special:CreateAccount|samee akoon]] ee {{WBREPONAME}}. Marka aad noqoto isticmaale si otomaatig ah loo xaqiijiyay waxaad awoodi doontaa inaad wax ka beddesho bogagga la ilaaliyay.
\n
[$2 Ka dood shaygan] dadka kale.
\n

"wikibase-client-data-bridge-cascadeprotected-on-repo-head": "Qiimahan hadda waxaa si isdaba joog ah loo ilaaliyay ee {{WBREPONAME}} waxaana kaliya wax ka beddeli kara [$2 maamulka].",
"wikibase-client-data-bridge-cascadeprotected-on-repo-body": "
Maxaa qiimahan loo ilaaliyay?
\n
Qiimahan waxaa lagu daray  {{PLURAL:$1|bogga soo socda, kaas oo|bogagga soo socda, kuwaas oo}} lagu ilaaliyay ikhtiyaarka \"cascading\":
\n$2",
"wikibase-client-data-bridge-blocked-on-repo-head": "Magaca isticmaalahaaga ama cinwaanka IP-gaaga ayaa laga xannibay {{WBREPONAME}}.",
"wikibase-client-data-bridge-blocked-on-repo-body": "
Xannibaadda waxaa sameeyay $1. Sababta la bixiyay waa $2.
\n
\n
Bilowga xannibaadda: $8
\n
Dhammaadka xannibaadda: $6
\n
\n
Maxaan sameyn karaa?
\n
\nWaxaad la xiriiri kartaa $4 ama [$9 maamule] kale si aad uga wada hadashaan xannibaadda.\nWaxaad isticmaali kartaa sifada \"{{int:emailuser}}\" haddii aad haysato email sax ah oo ku jira [[Special:Preferences|dooqyadaada]] oo aan lagaa xannibin isticmaalkeeda.\nAqoonsiga xannibaadda waa #$5.\nFadlan ku dar dhammaan faahfaahinta kore marka aad codsi dirayso.\n

"wikibase-client-data-bridge-cascadeprotected-on-client-head": "Boggan hadda waa [[Project:Cascade|si isdaba joog ah loo ilaaliyay]] ee wiki-kan waxaana kaliya wax ka beddeli kara [[Project:Administrators|maamulka]].",
"wikibase-client-data-bridge-cascadeprotected-on-client-body": "
Maxaa boggan loo ilaaliyay?
\n
Boggan waa [[Project:Transclusion|lagu daray]] bogagga soo socda {{PLURAL:$1|bog, kaas oo|bogag, kuwaas oo}} lagu ilaaliyay ikhtiyaarka \"[[Project:Cascade|isdaba joog]]\":
\n$2",
"wikibase-client-data-bridge-blocked-on-client-head": "Magaca isticmaalahaaga ama cinwaanka IP-gaaga ayaa laga xannibay wiki-kan.",
"wikibase-client-data-bridge-blocked-on-client-body": "
Xannibaadda waxaa sameeyay $1. Sababta la bixiyay waa $2.
\n
\n
Bilowga xannibaadda: $8
\n
Dhammaadka xannibaadda: $6
\n
\n
Maxaan sameyn karaa?
\n
\nWaxaad la xiriiri kartaa $4 ama [[{{int:grouppage-sysop}}|maamule]] kale si aad uga wada hadashaan xannibaadda.\nWaxaad isticmaali kartaa sifada \"{{int:emailuser}}\" haddii aad haysato iimayl sax ah oo ku jira [[Special:Preferences|dooqyadaada]] oo aan lagaa xannibin isticmaalkeeda.\nAqoonsiga xannibaadda waa #$5.\nFadlan ku dar dhammaan faahfaahinta kore marka aad sameyneyso weydiimo.\n

"wikibase-client-data-bridge-permissions-error-unknown-head": "Khalad oggolaansho oo aan la aqoon",
"wikibase-client-data-bridge-permissions-error-unknown-body": "Sababo aan la aqoon awgood, ma beddeli kartid qiimahan",
"wikibase-client-data-bridge-edit-decision-heading": "Fadlan dooro nooca wax ka beddelka aad samaysay:",
"wikibase-client-data-bridge-edit-decision-replace-label": "Waxaan saxay qiime khaldan",
"wikibase-client-data-bridge-edit-decision-replace-description": "Qiimihii hore sax ma ahayn oo waligiis sax ma noqon.",
"wikibase-client-data-bridge-edit-decision-update-label": "cusboonaysiiyay qiime duugoobay",
"wikibase-client-data-bridge-edit-decision-update-description": "Qiimihii hore wuu saxnaa laakiin hadda wuu duugoobay.",
"wikibase-client-data-bridge-references-heading": "Tixraacyo",
"wikibase-client-data-bridge-anonymous-edit-warning-heading": "Ma aadan soo gelin",
"wikibase-client-data-bridge-anonymous-edit-warning-tempuser-message": "Maad soo gelin. Haddii aad soo gasho ama samaysato akoon, wax ka beddelkaaga waxaa lagu xiriirin doonaa magacaaga isticmaale, waxaana heli doontaa faa'iidooyin kale.",
"wikibase-client-data-bridge-anonymous-edit-warning-message": "Digniin: Ma aadan soo gelin. Cinwaankaaga IP-ga ayaa si guud loo arki doonaa haddii aad sameyso wax ka beddel. Haddii aad gasho ama sameysato akoon, wax ka beddeladaada waxaa lagu xiriirin doonaa magacaaga isticmaale, iyo faa’iidooyin kale.",
"wikibase-client-data-bridge-anonymous-edit-warning-proceed": "Wax ka beddel adigoon soo gelin",
"wikibase-client-data-bridge-anonymous-edit-warning-login": "Soo gal ama isdiiwaangeli",
"wikibase-client-data-bridge-license-heading": "Isticmaalka iyo rukhsadda",
"wikibase-client-data-bridge-license-body": "
Beddelidda qiimahan sidoo kale waxay ka beddeli doontaa {{WBREPONAME}} iyo suurtagal ahaan wiki-yada luqado kale.
\n
Markaad gujiso \"{{int:$1}}\", waxaad ogolaanaysaa [$2 shuruudaha isticmaalka], waxaadna si aan la laaban karin u ogolaanaysaa inaad ku sii dayso wax ku biirintaada [$3 $4].

"wikibase-client-data-bridge-bailout-heading": "Taa beddelkeeda waxaad samayn kartaa waxyaabaha soo socda:",
"wikibase-client-data-bridge-bailout-suggestion-go-to-repo": "Ku beddel qiimaha {{WBREPONAME}}. Guji badhanka hoose si aad si toos ah u wax uga beddesho qiimaha (xiriirku wuxuu ku furmayaa tab cusub).",
"wikibase-client-data-bridge-bailout-suggestion-go-to-repo-button": "Ku beddel qiimaha {{WBREPONAME}}",
"wikibase-client-data-bridge-bailout-suggestion-edit-article": "Iyadoo ku xiran tusmada la isticmaalay, waxaa suuragal noqon karta in qiimaha si maxalli ah loogu beddelo iyadoo la adeegsanayo [$1 tifaftiraha maqaalka]. Haddii ay suurtagal tahay, waxaan kugula talineynaa inaad halkii ka darayso qiimaha {{WBREPONAME}} adigoo isticmaalaya badhanka kore.",
"wikibase-client-data-bridge-unsupported-datatype-error-head": "Hadda lama taageero wax ka beddelka qiimaha $1",
"wikibase-client-data-bridge-unsupported-datatype-error-body": "$1 waa nooca xogta $2 ee {{WBREPONAME}}. Hadda lama taageero wax ka beddelka noocan xogta.",
"wikibase-client-data-bridge-deprecated-statement-error-head": "Hadda lama taageero wax ka beddelka qiimaha $1",
"wikibase-client-data-bridge-deprecated-statement-error-body": "Qiimaha $1 waxaa lagu calaamadeeyay inuu yahay la joojiyay  ee {{WBREPONAME}}. Hadda lama taageero wax ka beddelka qiimayaasha la joojiyay.",
"wikibase-client-data-bridge-ambiguous-statement-error-head": "Hadda lama taageero wax ka beddelka qiimayaal badan",
"wikibase-client-data-bridge-ambiguous-statement-error-body": "Waqtigan xaadirka ah $1 lama beddeli karo sababtoo ah wuxuu ka kooban yahay in ka badan hal qiime.",
"wikibase-client-data-bridge-somevalue-error-head": "Hadda lama taageero wax ka beddelka qiimaha $1",
"wikibase-client-data-bridge-somevalue-error-body": "$1 waxaa lagu calaamadeeyay inuu leeyahay qiime aan la aqoon ee {{WBREPONAME}}. Hadda lama heli karo wax ka beddelka qiimayaasha lagu calaamadeeyay qiime aan la aqoon.",
"wikibase-client-data-bridge-novalue-error-head": "Hadda lama taageero wax ka beddelka qiimaha $1",
"wikibase-client-data-bridge-novalue-error-body": "$1 waxaa lagu calaamadeeyay inuu leeyahay qiime maqan ee {{WBREPONAME}}. Hadda lama heli karo wax ka beddelka qiimayaasha lagu calaamadeeyay qiime maqan.",
"wikibase-client-data-bridge-saving-error-heading": "Lama kaydin karo isbeddellada",
"wikibase-client-data-bridge-saving-error-message": "Isbeddelladaada lama kaydin karin khalad dartii. Fadlan isku day inaad mar kale kaydiso.",
"wikibase-client-data-bridge-edit-conflict-error-heading": "Isku dhac wax ka beddel ayaa la ogaaday",
"wikibase-client-data-bridge-edit-conflict-error-message": "Isticmaale kale ayaa hadda wax ka beddelay qiimahan oo isbeddelladooda ayaa hore loo daabacay. Isbeddelladaada lama dabaqi karin. Fadlan dib u cusboonaysii bogga si aad u hesho qiimaha cusub.",
"wikibase-client-data-bridge-unknown-error-heading": "Wax baa khaldamay",
"wikibase-client-data-bridge-unknown-error-message": "Khalad ayaa dhacay waxaana hadda la beddeli karin qiimaha la doortay. Fadlan isku day inaad dib u cusboonaysiiso bogga.",
"wikibase-client-data-bridge-error-report": "
Haddii khaladku sii socdo, fadlan [$1 soo sheeg arrintan] adigoo sharaxaya waxa aad samaysay oo ku dar macluumaadka soo socda:
\n
\n
$2
\n
$3 ee $4
\n
Koodhka khaladka: $5
\n

"wikibase-client-data-bridge-error-reload-bridge": "Dib u cusboonaysii",
"wikibase-client-data-bridge-error-reload-page": "Dib u cusboonaysii bogga",
"wikibase-client-data-bridge-error-go-back": "Dib ugu noqo",
"wikibase-client-data-bridge-error-retry-save": "Isku day mar kale in la kaydiyo",
"wikibase-client-data-bridge-login-warning": "Ka dib markaad soo gasho, fadlan xidh tabkan oo ku noqo tab-kii hore si aad mar kale isugu daydo kaydinta.",
"wikibase-client-data-bridge-reference-note": "Wax ka beddelka tixraacyada ayaa suurtagal noqon doona ee {{WBREPONAME}} kadib kaydinta.",
"wikibase-client-data-bridge-thank-you-head": "Waad ku mahadsan tahay wax ka beddelkaaga!",
"wikibase-client-data-bridge-thank-you-edit-reference-on-repo-body": "Waxaad wax ka beddeli kartaa tixraacyada hantidan ee {{WBREPONAME}} adigoo gujinaya badhanka hoose.",
"wikibase-client-data-bridge-thank-you-edit-reference-on-repo-button": "Wax ka beddel tixraaca ee {{WBREPONAME}}",
"wikibase-client-data-bridge-saving-error-assertuser-heading": "Maad soo gelin",
"wikibase-client-data-bridge-saving-error-assertuser-message": "Waxaad daabici kartaa isbeddelladaaga adigoon soo gelin. Cinwaanka IP-gaaga ayaa lagu kaydin doonaa taariikhda wax ka beddelka bogga. Waxaad sidoo kale dib u soo gali kartaa oo mar kale isku dayi kartaa daabicidda.",
"wikibase-client-data-bridge-saving-error-assertuser-publish": "Daabac adigoon soo gelin",
"wikibase-client-data-bridge-saving-error-assertuser-save": "Kaydi adigoon soo gelin",
"wikibase-client-data-bridge-saving-error-assertuser-login": "Soo gal (waxay ku furmaysaa tab cusub)",
"wikibase-client-data-bridge-saving-error-assertuser-editing": "Sii wad wax ka beddelka"