{
	"@metadata": {
		"authors": [
			"AhmedG612"
		]
	},
	"editchecks": "Hubinta wax ka beddelka",
	"editcheck-toolbar-suggestions-title": "Dami ama daar talooyinka",
	"editcheck-suggestions-turned-on": "Talooyin waa la shiday",
	"editcheck-suggestions-turned-off": "Talooyin waa la damiyay",
	"editcheck-suggestions-none": "Talooyin lama heli karo",
	"editcheck-dialog-action-no": "Maya",
	"editcheck-dialog-action-yes": "Haa",
	"editcheck-dialog-action-decline": "Diid",
	"editcheck-dialog-action-revise": "Dib u eeg",
	"editcheck-dialog-action-recheck": "Dib u hubi",
	"editcheck-dialog-action-replace": "Ku beddel",
	"editcheck-dialog-action-back": "Dib u noqo",
	"editcheck-dialog-action-submit": "Gudbi",
	"editcheck-dialog-scroll-into-view": "Eeg talooyinka",
	"editcheck-dialog-toggle": "Beddel muuqaalka",
	"editcheck-dialog-addref-description": "Ka caawi akhristayaasha inay fahmaan halka macluumaadkani ka yimid adigoo ku daraya tixraac.",
	"editcheck-dialog-addref-reject-question": "Maxaad u ku darin tixraac?",
	"editcheck-dialog-addref-reject-description": "Tafatirayaal kale waxay ka faa'iideysan lahaayeen inay wax badan ka ogaadaan sababta aad u dooratay inaadan ku darin tixraac.",
	"editcheck-dialog-addref-reject-irrelevant": "Uma malaynayo in tixraacyadu khuseeyaan isbeddelka aan samaynayo",
	"editcheck-dialog-addref-reject-common-knowledge": "Macluumaadka aan ku darayo waa mid si ballaaran loo yaqaan",
	"editcheck-dialog-addref-reject-uncertain": "Ma hubo tixraaca aan ku darayo",
	"editcheck-dialog-addref-reject-other": "Kale",
	"editcheck-dialog-addref-success-notify": "Waad ku mahadsan tahay inaad ku dartay xigasho!",
	"editcheck-dialog-addref-title": "Ku dar xigasho",
	"editcheck-dialog-title": "Ka hor inta aan la daabicin",
	"editcheck-copyvio-title": "Nuxur la dhejiyay",
	"editcheck-copyvio-description": "Fadlan ka fogow inaad nuqul ka sameyso qoraal ka yimid ilo kale, xitaa haddii aad dib u habayn ama aad tixraacdo. Tani waxaa loo tixgelin karaa [{{int:editcheck-copyvio-descriptionlink}} ku-xadgudub xuquuqda daabacaadda ama been-abuur] waxaana laga yaabaa in waxyaabahaaga la tirtiro ama akoonkaaga la xannibo.",
	"editcheck-copyvio-prompt": "Ma adigaa qoray qoraalkan?",
	"editcheck-copyvio-action-keep": "Haa, hayso",
	"editcheck-copyvio-action-remove": "Maya, ka saar",
	"editcheck-copyvio-keep-description": "Fadlan ka caawi tifaftirayaasha kale ee maqaalka inay fahmaan sababta aad u rabto in qoraalka la dhajiyay la sii hayo.",
	"editcheck-copyvio-keep-wrote": "Waxaan anigu qoray qoraalkan mana lagu daabicin meel kale",
	"editcheck-copyvio-keep-permission": "Qoraalkan si xor ah ayaa loo shatiyeeyay",
	"editcheck-copyvio-keep-other": "Midkoodna kuwa kor ku xusan ma khuseeyo",
	"editcheck-copyvio-keep-notify": "Waad ku mahadsan tahay inaad la wadaagtay sababta aad u rabto in qoraalka la dhajiyay la sii hayo!",
	"editcheck-copyvio-remove-notify": "Waad ku mahadsan tahay ka qayb qaadashada ilaalinta in aqoontu si xor ah u heli karo!",
	"editcheck-double-bold-title": "Ka saar qaabeynta qoraalka culus ee aan loo baahnayn",
	"editcheck-double-bold-description": "Qoraalka culus si toos ah ayaa loo mariyaa cinwaannada hoose, erayada liiska qeexidda iyo madaxyada jadwalka. Ka caawi akhristayaasha adigoo ka saaraya [{{int:editcheck-double-bold-descriptionlink}} qaabeynta qoraalka culus ee aan loo baahnayn] qaybahan.",
	"editcheck-double-bold-action-remove": "Ka saar qoraalka culus",
	"editcheck-preference-suggestions-label": "Habka talo bixinta",
	"editcheck-preference-suggestions-description": "Talooyin wax ka beddel oo ay bulshadu dejisay si loo hagaajiyo maqaalada. Waxa laga heli karaa [[:mw:Special:MyLanguage/Help:VisualEditor/User_guide|tafaftiraha muuqaalka]].",
	"editcheck-textmatch-replace": "Ma ku beddelaa \"$1\" \"$2\"?",
	"editcheck-tone-title": "Ma dib u habeynayaa codka?",
	"editcheck-tone-description": "Isticmaalayaasha kale badanaa way dib u eegaan noocan eray-bixinta, iyagoo sheegaya in codka uusan dheellitirnayn. [{{int:editcheck-tone-descriptionlink}} Wax badan baro]",
	"editcheck-tone-footer": "Waxaa lagu aqoonsaday iyadoo la adeegsanayo [{{int:editcheck-tone-footerlink}} modelka BERT]",
	"editcheck-tone-title-acted": "Dib u habeynaya codka",
	"editcheck-tone-description-acted": "Ka fiirso hadallo ama erayo ammaan xad dhaaf ah, meel ka dhac ah, aan caddeyn, caadi noqday, ama taageeraya aragti gaar ah.",
	"editcheck-tone-reject-appropriate": "Codku waa ku habboon yahay",
	"editcheck-tone-reject-uncertain": "Ma hubo sida loo hagaajiyo codka",
	"editcheck-tone-reject-other": "Kale",
	"editcheck-tone-thank": "Waad ku mahadsan tahay inaad tixgelisay codka!",
	"editcheck-yearlink-title": "Sax xiriirka sanadka",
	"editcheck-yearlink-description": "Xiriirkan wuxuu tilmaamayaa sanad ka duwan kan ku qoran qoraalka. Ka caawi in maqaalka uu noqdo mid sax ah adigoo cusboonaysiinaya sanadka muuqda iyo sanadka xiriirka si ay isugu waafaqaan.",
	"editcheck-yearlink-action-use": "Isticmaal $1",
	"editcheck-action-update-link": "Cusboonaysii xiriirka",
	"editcheck-action-merge-links": "Isku dar xiriiriyeyaasha",
	"editcheck-action-remove-link": "Ka saar xiriirka",
	"editcheck-action-dismiss": "Xir",
	"editcheck-suggestedlink-title": "Ku dar xiriiriye",
	"editcheck-suggestedlink-description": "Qoraalkan ma ku xirmayo maqaal kale. Ku dar xiriir si [{{int:editcheck-suggestedlink-descriptionlink}} aad uga caawiso akhristayaasha inay wax badan bartaan] mawduucan.",
	"editcheck-suggestedlink-prompt": "Isku xidhka \"$1\" ilaa [[$2]]?",
	"editcheck-suggestedlink-action-add-link": "Ku dar xiriiriye",
	"editcheck-suggestedlink-footer": "Xiriirrada la soo jeediyay waa kuwo mashiin sameeyay. Dib u eeg ka hor inta aadan ku darin.",
	"editcheck-action-add-caption": "Ku dar sharraxaad",
	"editcheck-action-add-citation": "Ku dar xigasho",
	"editcheck-action-convert-reference": "U beddel",
	"editcheck-external-link-title": "Ka saar xiriir dibadeed",
	"editcheck-external-link-description": "Xiriirkan wuxuu tilmaamayaa [{{int:editcheck-external-link-descriptionlink}} mareeg dibadeed]. Ka caawi akhristayaasha inay diiradda saaraan nuxurka adigoo ka saaraya xiriirkan, u raraya qaybta “Xiriirrada dibadda”, ama u beddelaya [{{int:editcheck-external-link-convertlink}} tixraac] haddii ay habboon tahay.",
	"editcheck-duplicate-link-title": "Ka saar xiriirka soo noqnoqda",
	"editcheck-duplicate-link-description": "Xiriirkan wuxuu ka muuqdaa in ka badan hal jeer qaybtan. Ka caawi akhristayaasha inay si fudud u socdaan adigoo ka saaraya [{{int:editcheck-duplicate-link-descriptionlink}} xiriirrada soo noqnoqda].",
	"editcheck-adjacent-link-title": "Isku dar xiriiriyeyaasha is xiga",
	"editcheck-adjacent-link-description": "Xiriiriyeyaashan isku midka ah waa isku xigaan ama waxaa u dhexeeya keliya meel bannaan. Ka caawi akhristayaasha inay si fudud u dhex maraan adigoo ku mideynaya hal xiriiriye.",
	"editcheck-disambiguation-title": "Ku xidh bog ka sii gaar ah",
	"editcheck-disambiguation-description": "Xiriirkan wuxuu tilmaamayaa [{{int:editcheck-disambiguation-descriptionlink}} bog kala soocid]. Ka caawi akhristayaasha inay helaan mawduuca saxda ah adigoo ku xiraya bog ka sii gaar ah.",
	"editcheck-headinglevel-title": "Hagaaji heerka cinwaanka",
	"editcheck-headinglevel-description": "Heerkan cinwaan waxaa laga yaabaa inuusan raacin qaab-dhismeedka is xiga ee saxda ah. Ka caawi akhristayaasha inay si fudud u fahmaan nuxurka adigoo isticmaalaya [{{int:editcheck-headinglevel-descriptionlink}} heerka cinwaanka] saxda ah.",
	"editcheck-headinglevel-action-adjust": "Hagaaji cinwaanka",
	"editcheck-image-caption-title": "Ku dar sharraxaad sawirka",
	"editcheck-image-caption-description": "Sawirkan ma laha sharraxaad. Ka caawi akhristayaasha inay fahmaan sababta sawirku u khuseeyo adigoo ku daraya [{{int:editcheck-image-caption-descriptionlink}} sharraxaad kooban].",
	"editcheck-convertreference-title": "U beddel tixraac",
	"editcheck-convertreference-description": "Tixraacan waxaa ka maqan faahfaahin. Ka caawi akhristayaasha inay fahmaan halka xogtu ka timid adigoo u beddelaya [{{int:editcheck-convertreference-descriptionlink}} tixraac] si habboon loo qaabeeyey. Ka dib markaad u beddesho, hubi saxnaanta faahfaahinta uu qalabku ku daray, kana saar wax kasta oo khaldan ama wareer leh.",
	"editcheck-reject-description": "Tifaftirayaal kale waxay jeclaan lahaayeen inay bartaan sababta aad u samaysay doorashadan.",
	"editcheck-review-title": "Dib u eeg isbeddellada",
	"editcheck-specialeditchecks-info": "Hubinta wax ka beddelka waxaa lagu habeeyaa [[MediaWiki:Editcheck-config.json]]. Si aad u hesho dukumeenti, eeg [https://www.mediawiki.org/wiki/Edit_check/Configuration Habaynta Edit check].",
	"editcheck-specialeditchecks-disabled": "Hubinta wax ka beddelka laguma shaqaysiinin wiki-kan.",
	"editcheck-specialeditchecks-header-abtest": "Hubinnada tijaabada A/B",
	"editcheck-specialeditchecks-header-base": "Qaabeynta aasaasiga ah",
	"editcheck-specialeditchecks-header-betafeatures": "Astaamaha beta",
	"editcheck-specialeditchecks-header-default": "Hubinnada caadiga ah",
	"editcheck-specialeditchecks-header-experimental": "Hubinno tijaabo ah",
	"editcheck-specialeditchecks-header-unsupported": "Hubinno aan la taageerin",
	"editcheck-specialeditchecks-col-title": "Cinwaanka",
	"editcheck-specialeditchecks-col-name": "Magaca",
	"editcheck-specialeditchecks-col-appearance": "Muuqaal",
	"editcheck-specialeditchecks-abtest": "(tijaabada A/B)",
	"editcheck-specialeditchecks-config-summary": "Habaynta",
	"editcheck-specialeditchecks-config-default": "Qaabeynta caadiga ah",
	"editcheck-specialeditchecks-config-onwiki": "Ka-beddelka gudaha wiki-ga",
	"editcheck-specialeditchecks-config-matchitem": "Qaabeynta iswaafajinta qoraalka",
	"editcheck-suggestionfeedback-label-about": "Ku saabsan soojeedimaha",
	"editcheck-suggestionfeedback-label-report": "Soo sheeg dhibaato",
	"tag-editcheck-reference-decline-common-knowledge": "Hubinta tafatirka (tixraacyada) waa la diiday (aqoon guud)",
	"tag-editcheck-reference-decline-common-knowledge-description": "Tixraaca EditCheck waxaa loo diiday inuu yahay aqoon guud",
	"tag-editcheck-reference-decline-irrelevant": "Hubinta tafatirka (tixraacyada) waa la diiday (aan khusayn)",
	"tag-editcheck-reference-decline-irrelevant-description": "Tixraaca EditCheck waa la diiday maadaama uusan khusayn.",
	"tag-editcheck-reference-decline-other": "Hubinta tafatirka (tixraacyada) waa la diiday (sabab kale)",
	"tag-editcheck-reference-decline-other-description": "Tixraaca EditCheck waxaa loo diiday sabab aan ku jirin liiska",
	"tag-editcheck-reference-decline-uncertain": "EditCheck (tixraacyo) waa la diiday (aan la hubin)",
	"tag-editcheck-reference-decline-uncertain-description": "Tixraaca EditCheck waxaa loo diiday sababo la xiriira hubanti la'aan"
}
