{
	"@metadata": {
		"authors": [
			"AhmedG612"
		]
	},
	"replacetext": "Beddel qoraalka",
	"replacetext-desc": "Waxay bixisaa [[Special:ReplaceText|bog gaar ah]] oo u oggolaanaya maamulayaasha in ay sameeyaan raadinta iyo beddelka xaraf ama qoraal si guud dhammaan bogagga nuxurka ee wiki-ga",
	"replacetext_docu": "Si aad hal xaraf ama qoraal ugu beddesho mid kale dhammaan bogagga caadiga ah ee wiki-gan, geli labada qoraal halkan ka dibna riix \"{{int:replacetext_continue}}\".\nKadib waxaa lagu tusi doonaa liiska bogagga ay ku jiraan qoraalka la raadinayo, waxaadna dooran kartaa kuwa aad rabto in lagu beddelo.\nMagacaaga ayaa ka soo muuqan doona taariikhda bogagga adigoo ah isticmaalaha sameeyay isbeddellada.",
	"replacetext_originaltext": "Qoraalka asalka ah:",
	"replacetext_replacementtext": "Qoraalka beddelka:",
	"replacetext_useregex": "Isticmaal tibaaxaha joogtada ah",
	"replacetext_regexdocu": "(Tusaale: qiimaha \"a(.*)c\" ee \"{{int:replacetext_originaltext}}\" iyo \"ac$1\" ee \"{{int:replacetext_replacementtext}}\" waxay beddeli doonaan \"abc\" oo noqonaya \"acb\".)",
	"replacetext_optionalfilters": "Shaandheeyayaal ikhtiyaari ah:",
	"replacetext_categorysearch": "Ku beddel kaliya qaybta:",
	"replacetext_prefixsearch": "Ku beddel kaliya bogagga leh horgalaha:",
	"replacetext_pagelimit": "Tirada ugu badan ee bogagga laga soo celinayo raadinta:",
	"replacetext_editpages": "Ku beddel qoraalka gudaha nuxurka bogagga",
	"replacetext_movepages": "Ku beddel qoraalka cinwaannada bogagga, marka ay suurtagal tahay",
	"replacetext_givetarget": "Waa inaad sheegtaa xarafka la beddelayo.",
	"replacetext_nonamespace": "Waa inaad doorataa ugu yaraan hal meel-magac.",
	"replacetext_editormove": "Waa inaad doorataa ugu yaraan hal ikhtiyaar oo beddel ah.",
	"replacetext_choosepagesforedit": "Ku beddel \"$1\" gudaha \"$2\"  qoraalka soo socda {{PLURAL:$3|bog|$3 bogag}}:",
	"replacetext_choosepagesformove": "Ku beddel \"$1\" \"$2\" gudaha {{PLURAL:$3|cinwaanka bogga soo socda|cinwaannada $3 bogag ee soo socda}}:",
	"replacetext_cannotmove": "Kuwa soo socda lama wareejin karo {{PLURAL:$1|bog|$1 bogag}}:",
	"replacetext_cannotedit": "Bogagga soo socda lama tafatiri karo: {{PLURAL:$1|hal bog|$1 bogag}}:",
	"replacetext_formovedpages": "Bogagga la wareejiyay:",
	"replacetext_savemovedpages": "Kaydi cinwaannada hore sidii u sii toosin u ah cinwaannada cusub",
	"replacetext_watchmovedpages": "Kormeer bogaggan",
	"replacetext_invertselections": "Rog xulashada",
	"replacetext_replace": "Ku beddel",
	"replacetext_success": "\"$1\" waxaa lagu beddeli doonaa \"$2\" gudaha {{PLURAL:$3|hal bog|$3 bogag}}.",
	"replacetext_noreplacement": "Lama helin bogag ay ku jiraan xarafka \"$1\".",
	"replacetext_nomove": "Lama helin bogag cinwaankoodu ku jiro \"$1\".",
	"replacetext_nosuchcategory": "Ma jiro qayb leh magaca \"$1\".",
	"replacetext_return": "Ku noqo foomka",
	"replacetext_warning": "'''Digniin:''' Waxaa jira {{PLURAL:$1|hal bog oo hore u haya|$1 bogag oo hore u haya}} xarafka beddelka, \"$2\". Haddii aad sameyso beddelkan ma awoodi doontid inaad kala saarto beddelkaaga iyo xarafyadan.",
	"replacetext_blankwarning": "'''Digniin:''' Maadaama xarafka beddelka uu bannaan yahay, hawshan dib looma celin karo.",
	"replacetext_continue": "Sii wad",
	"replacetext_botedit": "Ku calaamadee isbeddellada sidii wax ka beddel bot",
	"replacetext_editsummary": "Beddelka qoraalka - \"$1\" ilaa \"$2\"",
	"replacetext_reminder": "Si aad sidoo kale u beddesho xiriirinta boggan ee ku jirta bogag kale, u tag $1.",
	"replacetext_cfg_error": "Khalad habeynta ReplaceText",
	"replacetext_no_compress": "Wiki-gaaga kuma shaqeynayo ReplaceText: beddelka qoraalka lama fulin karo haddii $wgCompressRevisions loo dejiyay true.",
	"replacetext_no_external_stores": "Wiki-gaaga kuma shaqeynayo ReplaceText: beddelka qoraalka lama fulin karo haddii $wgExternalStores aanu madhnayn.",
	"right-replacetext": "Ku samee beddelka xaraf ama qoraal dhammaan wiki-ga",
	"action-replacetext": "Ku samee beddelka xaraf ama qoraal dhammaan wiki-ga",
	"replacetext-summary-label": "Soo koobidda isbeddellada beddelka (ka tag banaan si loo isticmaalo soo koobidda caadiga ah)",
	"tag-replacetext": "[[Special:ReplaceText|Ku beddel qoraalka]]",
	"tag-replacetext-description": "Wax ka beddel otomaatig ah oo lagu sameeyay [[{{#Special:ReplaceText}}]]."
}
