{
	"@metadata": {
		"authors": [
			"AhmedG612"
		]
	},
	"pdf-desc": "Maareeye lagu daawado faylasha PDF ee habka sawirka",
	"pdf-file-page-warning": "PDF waa qaab fayl oo adag oo mararka qaar soo bandhigi kara qaar ka mid ah xogtaada gaarka ah. Hubi inaad si ammaan ah u dejiso daawadaha PDF-kaaga.",
	"pdf-file-page-warning-header": "Tixgelinta asturnaanta",
	"pdf-file-page-warning-footer": "Arrintani ma aha mid gaar u ah faylkan, balse waa dhibaato guud oo ku saabsan qaabka PDF.",
	"pdf-file-page-warning-info": "Wax badan ka baro arrintan.",
	"pdf_no_metadata": "Lama heli karo xogta metadata ee PDF-ka.",
	"pdf_page_error": "Lambarka bogga kuma jiro xadka la oggol yahay.",
	"exif-pdf-producer": "Barnaamijka beddelidda",
	"exif-pdf-version": "Nooca qaabka PDF",
	"exif-pdf-encrypted": "Lagu sireeyay",
	"exif-pdf-pagesize": "Cabbirka bogga"
}
