{
	"@metadata": {
		"authors": [
			"AhmedG612"
		]
	},
	"parsermigration-desc": "Qalabka guurinta falanqeeyaha",
	"parsermigration-edit-subtitle": "iyadoo la adeegsanayo qalabka guurinta falanqeeyaha",
	"parsermigration-current": "Duug",
	"parsermigration-new": "Cusub",
	"parsermigration-pref-label": "Daar qalabka guurinta falanqeeyaha",
	"parsermigration-pref-help": "Tani waxay ku dartaa xiriir dhinaca ah oo siinaya marin loo maro [https://www.mediawiki.org/wiki/Special:MyLanguage/Extension:ParserMigration qalab] lagu guuriyo qoraalka bogagga si loogu wareejiyo noocyada cusub ee falanqeeyaha MediaWiki.",
	"parsermigration-toolbox-label": "Ku tafatir qalabka guurinta",
	"parsermigration-parsoid-readviews-selector-label": "Isticmaal falanqeeyaha Parsoid ee cusub ee wikitext-ka:",
	"parsermigration-parsoid-readviews-selector-help": "Marka Parsoid la isticmaalo, xiriir dhinaca ayaa la siin doonaa si loo isticmaalo falanqeeye hore haddii ay dhibaato dhacdo.",
	"parsermigration-parsoid-readviews-always": "Had iyo jeer (ikhtiyaar lagu soo biirayo)",
	"parsermigration-parsoid-readviews-default": "Sida ku xusan qaabeynta wiki-ga (caadi ahaan)",
	"parsermigration-parsoid-readviews-never": "Marna (ka bixid ikhtiyaar ah)",
	"parsermigration-use-legacy-parser-toolbox-label": "U beddel falanqeeyaha hore",
	"parsermigration-use-parsoid-toolbox-label": "U beddel falanqeeyaha cusub (Parsoid)",
	"parsermigration-report-bug-toolbox-label": "Ka warbixi cilad muuqaal ah",
	"parsermigration-report-bug-toolbox-title": "Haddii aad aragto khaladaad muuqaal ah, waxay sababi kartaa Parsoid",
	"parsermigration-notice-title": "Astaamo tijaabo ah",
	"parsermigration-notice-body": "Waxaad isticmaalaysaa falanqeeyaha cusub ee Parsoid si aad u muujiso boggan. [https://www.mediawiki.org/wiki/Special:MyLanguage/Parsoid/Parser_Unification/Migration Wax badan ka baro astaantan].",
	"parsermigration-parsoid-chip-label": "Waxaa lagu soo bandhigay Parsoid",
	"parsermigration-reportbug-dialog-cancel-button-label": "Jooji",
	"parsermigration-reportbug-dialog-complete-message": "Jawaabtaada waxaa lagu soo dhajiyay bogga [$2 $1].",
	"parsermigration-reportbug-dialog-complete-title": "Mahadsanid",
	"parsermigration-reportbug-dialog-desc": "Boggan waxaa lagu soo bandhigay [[mw:Special:MyLanguage/Parsoid|Parsoid]], taasoo laga yaabo inay sabab u tahay qaar ka mid ah khaladaadka muuqaalka.",
	"parsermigration-reportbug-dialog-destination": "Jawaab-celintaada waxaa lagu dari doonaa bogga [$2 $1], iyadoo lagu lifaaqayo magacaaga isticmaale.",
	"parsermigration-reportbug-dialog-done-button-label": "La dhammeeyay",
	"parsermigration-reportbug-dialog-error-label": "Lama gudbin karin warbixintaada.",
	"parsermigration-reportbug-dialog-message-label": "Dhib: $1 (dib u eegis $2)",
	"parsermigration-reportbug-dialog-placeholder": "Sharax ciladda muuqaalka ee aad aragto",
	"parsermigration-reportbug-dialog-progress": "Gudbinaya warbixintaada",
	"parsermigration-reportbug-dialog-retry-button-label": "Isku day mar kale",
	"parsermigration-reportbug-dialog-submit-button-label": "Gudbi",
	"parsermigration-reportbug-dialog-title": "Ka warbixi cilad muuqaal ah",
	"parsermigration-feedback-error1": "Cilad: Natiijo aan la aqoonsan oo ka timid API-ga",
	"parsermigration-feedback-error4": "Cilad: Lama awoodin in jawaab celinta lagu diro cinwaanka la bixiyay",
	"parsermigration-survey-privacy-policy": "Sahan uu bixiyay Wikimedia Foundation. Fadlan akhri [//foundation.wikimedia.org/wiki/Legal:Parsoid_Opt-Out_Survey_Privacy_Statement bayaanka asturnaanta].",
	"parsermigration-survey-confirm-msg": "Waad ku mahadsan tahay inaad nala wadaagtay jawaab celintaada ku saabsan Parsoid! Aad ayaan u qadarinaynaa waqtigaaga!",
	"parsermigration-survey-description": "Markaan hirgelinayno horumarro farsamo oo ku saabsan {{SITENAME}}, waxaan ogaanay inaad ka dooratay in aadan ka qayb qaadan horumaradan farsamo. Fadlan naga caawi inaan fahanno waayo aragnimadaada!",
	"parsermigration-survey-question-1": "Midkee ayaa sida ugu fiican u sharaxaya xiriirkaaga hadda ee Parsoid? (hal dooro)",
	"parsermigration-survey-question-1-answer-1": "Waa maxay Parsoid?",
	"parsermigration-survey-question-1-answer-2": "Waan ka warqabaa oo waan jeclahay",
	"parsermigration-survey-question-1-answer-3": "Waan maqlay, laakiin weli ma aanan tijaabin.",
	"parsermigration-survey-question-1-answer-4": "Waan tijaabiyay, laakiin waan ka tagay isticmaalkeeda.",
	"parsermigration-survey-question-1-answer-5": "Waxaan jeclaan lahaa inaan isticmaalo parser-kii hore intii suurtagal ah.",
	"parsermigration-survey-question-2": "Haddii aadan hadda isticmaalayn Parsoid, maxay yihiin sababaha ugu waaweyn? (dooro dhammaan kuwa khuseeya)",
	"parsermigration-survey-question-2-answer-1": "Ogaal la’aan / ma aqaan waxa uu bixiyo",
	"parsermigration-survey-question-2-answer-2": "Dhibaatooyin la xiriira iswaafaqsanaanta tusmooyinka jira, kordhinta, ama qalabyo jira",
	"parsermigration-survey-question-2-answer-3": "U guuriddu waxay u muuqataa mid aad u adag",
	"parsermigration-survey-question-2-answer-4": "Waqti iguma filnayn inaan qiimeeyo.",
	"parsermigration-survey-question-2-answer-5": "Waxaan sugayaa in uu noqdo kan caadiga ah.",
	"parsermigration-survey-question-2-answer-6": "Kale",
	"parsermigration-survey-question-2-freeformtext": "Fadlan si cad u sheeg",
	"parsermigration-survey-question-3": "Maxaa kaa caawin lahaa inaad isticmaasho Parsoid? (dooro dhammaan kuwa khuseeya)",
	"parsermigration-survey-question-3-answer-1": "Hagitaanno iyo qalab u sahlaya u guuridda",
	"parsermigration-survey-question-3-answer-2": "Qalab lagu tijaabiyo iswaafajinta",
	"parsermigration-survey-question-3-answer-3": "Taageero bulshada / tusaalooyin",
	"parsermigration-survey-question-3-answer-4": "Hagaajin khalad gaar ah",
	"parsermigration-survey-question-3-answer-5": "Waxba — waxaan qorsheynayaa inaan sugo u guuritaanka otomaatiga ah",
	"parsermigration-survey-question-4": "Ma qabtaa fikrado ama welwel dheeraad ah oo ku saabsan Parsoid?",
	"parsermigration-survey-question-4-answer-1": "Haa",
	"parsermigration-survey-question-4-answer-2": "Maya",
	"parsermigration-survey-question-4-freeformtext": "Fadlan si cad u sheeg",
	"tag-parsermigration-visual-bug": "Ka warbixi cilad muuqaal ah",
	"tag-parsermigration-visual-bug-description": "Warbixin ku saabsan khalad muuqaal ah oo lagu sameeyay iyadoo la adeegsanayo [[mw:Extension:ParserMigration|Kordhinta Socdaalka Parser-ka]]"
}
