{
	"@metadata": {
		"authors": [
			"AhmedG612"
		]
	},
	"math-tex2nb-intro": "Qaabkan tijaabada ah wuxuu muujinayaa fikradda u beddelidda TeX una beddelidda Nidaamka Xisaabta Kombiyuutarka (CAS).\n\nBarnaamijkan tijaabada ah wuxuu u beddelaa shaqooyinka LaTeX-ka si toos ah una dhiganta shaqooyinka CAS.\n\nShaqooyinka aan si toos ah u taageerin CAS waxaa lagu turjumi karaa iyadoo la adeegsanayo xirmada DRMF (oo wali lagu horumarinayo)."
}
