{
	"@metadata": {
		"authors": [
			"AhmedG612"
		]
	},
	"math-desc": "Muuji qaacidooyinka xisaabta ee u dhexeeya summadaha <code>&lt;math&gt;</code> ... <code>&lt;/math&gt;</code>",
	"popups-settings-option-math": "Xisaab",
	"popups-settings-option-math-description": "Sharax qaacidooyinka xisaabta.",
	"popups-settings-option-math-tooltip": "Sharax qaacidooyinka xisaabta marka dul la istaajiyo.",
	"math-visualeditor-mwchemdialog-title": "Qaacidada kiimikada",
	"math-visualeditor-mwlatexcontextitem-quickedit": "Tafatir degdeg ah",
	"math-visualeditor-mwlatexdialog-card-formula": "Qaacido",
	"math-visualeditor-mwlatexdialog-card-options": "Xulashooyinka",
	"math-visualeditor-mwlatexinspector-display": "Muuqaal",
	"math-visualeditor-mwlatexinspector-display-block": "Xannib",
	"math-visualeditor-mwlatexinspector-display-default": "Caadi",
	"math-visualeditor-mwlatexinspector-display-inline": "Gudaha safka",
	"math-visualeditor-mwlatexinspector-id": "Aqoonsiga isku xirka (ikhtiyaari)",
	"math-visualeditor-mwlatexinspector-qid": "Aqoonsiga Wikibase (oo leh horgalaha Q)",
	"math-visualeditor-mwmathdialog-title": "Qaacidada xisaabta",
	"math-visualeditor-symbol-group-chem-addition": "Isku darka xeryaha",
	"math-visualeditor-symbol-group-chem-aggregation": "Xaaladaha isku urursanaanta",
	"math-visualeditor-symbol-group-chem-arrows": "Fallaaraha falcelinta",
	"math-visualeditor-symbol-group-chem-brackets": "Qaws, xargo & qaws waaweyn",
	"math-visualeditor-symbol-group-chem-charges": "Kharashyo",
	"math-visualeditor-symbol-group-chem-dots": "Elektaroono aan isqaban & dhibco radical ah",
	"math-visualeditor-symbol-group-chem-equations": "Isku dheellitirka kiimikada",
	"math-visualeditor-symbol-group-chem-formulae": "Qaaciddooyinka kiimikada",
	"math-visualeditor-symbol-group-chem-greek": "Xarafyada Giriigga",
	"math-visualeditor-symbol-group-chem-isotopes": "Isotopyo",
	"math-visualeditor-symbol-group-chem-operators": "Hawl wadeennada isle'egta",
	"math-visualeditor-symbol-group-chem-oxidation": "Heerarka oksaydheynta",
	"math-visualeditor-symbol-group-chem-precipitate": "Roob-dhac iyo gaas",
	"math-visualeditor-symbol-group-chem-stoichiometric": "Lambarada saamiga kiimikada",
	"math-visualeditor-symbol-group-math-accents": "Calaamadaha dhawaaqa iyo astaamaha sare",
	"math-visualeditor-symbol-group-math-arrows": "Fallaaro",
	"math-visualeditor-symbol-group-math-bounds": "Xuduudaha",
	"math-visualeditor-symbol-group-math-derivatives": "Kala duwanaansho iyo kala soocid",
	"math-visualeditor-symbol-group-math-functions": "Hawlaha tirooyinka caadiga ah",
	"math-visualeditor-symbol-group-math-geometry": "Joomatari",
	"math-visualeditor-symbol-group-math-greek": "Alifbeetada Giriigga",
	"math-visualeditor-symbol-group-math-hebrew": "Alifbeetada Cibraaniga",
	"math-visualeditor-symbol-group-math-large": "Qaab dhismeedyo waaweyn",
	"math-visualeditor-symbol-group-math-logic": "Mantiq",
	"math-visualeditor-symbol-group-math-matrices": "Matrixyo",
	"math-visualeditor-symbol-group-math-modular": "Xisaabta qaybsiga hadhay",
	"math-visualeditor-symbol-group-math-operators": "Hawl wadeeno",
	"math-visualeditor-symbol-group-math-parentheses": "Qaws",
	"math-visualeditor-symbol-group-math-projections": "Saadaasha",
	"math-visualeditor-symbol-group-math-relations": "Xiriirro",
	"math-visualeditor-symbol-group-math-root": "Xididdo",
	"math-visualeditor-symbol-group-math-sets": "Xirmooyin",
	"math-visualeditor-symbol-group-math-spacing": "Kala bannaan",
	"math-visualeditor-symbol-group-math-special": "Gaar ah",
	"math-visualeditor-symbol-group-math-subscripts": "Hoos qorid, kor qorid iyo isdhexgal",
	"math-visualeditor-symbol-group-math-symbols": "Astaamo iyo joogtooyin",
	"math-visualeditor-symbol-group-math-typefaces": "Noocyada far qorista",
	"math-visualeditor-symbol-group-math-unsorted": "Aan la kala soocin",
	"math-form-tex-label": "Gelin TeX oo gaar ah",
	"math-form-tex-help": "Ku tijaabi gelinta TeX-kaaga gaarka ah. Eeg [[{{int:math-helppage}}|bogga caawinta ee qaacidooyinka xisaabta]] si aad u hesho caawimo dheeraad ah.",
	"math-form-type-label": "Nooca gelinta",
	"math-form-type-tex": "qoraal (gelin caadi ah)",
	"math-form-type-chem": "chem (gelin leh taageero kiimiko; tusaale <code dir=\"ltr\">\\ce{H2O}</code> biyaha)",
	"math-form-display-label": "Habka soo bandhigista xisaabta",
	"math-helppage": "Help:Sida loo soo bandhigo qaacido",
	"math_failure": "Way fashilantay in la falanqeeyo",
	"math_invalidjson": "Jawaabta server-ka ee $1 waa JSON aan sax ahayn.",
	"math_invalidresponse": "$1: Jawaab aan sax ahayn (\"$3\") oo ka timid adeega \"$2\":",
	"math_invalidxml": "MathML ama SVG waa XML aan sax ahayn.",
	"math_mathoid_error": "Khalad beddelid. Adeegga (\"$1\") wuxuu soo sheegay: \"$2\"",
	"math_other_error": "Khalad kale: $1",
	"math-status-introduction": "Boggan wuxuu soo bandhigayaa macluumaad ku saabsan {{PLURAL:$1|habka|hababka}} muuqaalaynta xisaabta ee shaqaynaya.\n\n{{PLURAL:$1|Habkan muuqaalaynta ee soo socda waa|Hababkan muuqaalaynta ee soo socda waa}} shaqaynayaan:",
	"math_syntax_error": "khalad naxwe",
	"math_timeout": "$1 waqtigu ka dhacay \"$2\".",
	"math-test-end": "Tijaabooyinka dhabarka ee habka soo bandhigista ''$1'' waa la dhammeeyay.",
	"math-test-fail": "Tijaabada ''$1'' way fashilantay.",
	"math-test-start": "Waxaa socda tijaabooyinka dhabarka ee habka soo bandhigista ''$1''.",
	"math-test-success": "Tijaabada ''$1'' way guulaysatay.",
	"math-test-contains-diff": "Xadhigga la soo celiyay $1 kuma jiro xadhigga la filayay $2.",
	"math-test-equals-diff": "Xadhigga la soo celiyay $1 wuu ka duwan yahay xadhigga la filayay $2.",
	"math-tracking-category-error": "Bogag leh khaladaad xisaabeed",
	"math-tracking-category-error-desc": "Bogagga ku jira qaybtaan waxay leeyihiin khaladaad ku saabsan isticmaalka calaamadda xisaabta.",
	"math-tracking-category-mhchem-deprecation": "Bogagga adeegsada qaab duug ah oo laga joojiyay ee calaamadaha kiimikada",
	"math-tracking-category-mhchem-deprecation-desc": "Bogagga ku jira qaybtan waxay adeegsadaan qaab duug ah oo laga joojiyay ee calaamadaha kiimikada",
	"math-tracking-category-texvc-deprecation": "Bogagga adeegsada qaab duug ah oo laga joojiyay ee calaamadaha xisaabta",
	"math-tracking-category-texvc-deprecation-desc": "Bogagga ku jira qaybtan waxay adeegsadaan qaab duug ah oo laga joojiyay ee calaamadaha xisaabta",
	"math-tracking-category-render-error": "Bogagga leh khaladaad ku jira soo bandhigista xisaabta",
	"math-tracking-category-render-error-desc": "Bogagga ku jira qaybtan waxay leeyihiin khaladaad ku jira soo bandhigista calaamadaha xisaabta.",
	"math_unknown_error": "Khalad aan la aqoon",
	"math_unknown_function": "Hawl aan la aqoon \"$1\"",
	"mw-math-latexml": "LaTeXML (tijaabo; waxay isticmaashaa MathML)",
	"mw-math-mathjax": "Samee MathJax ee dhinaca macmiilka (biraawsarrada leh taageero MathML oo xaddidan)",
	"mw-math-mathml": "SVG (MathML waxaa lagu kicin karaa adigoo adeegsanaya plugin biraawsar)",
	"mw-math-native": "MathML (tijaabo; sawirro ma jiraan)",
	"mw-math-source": "Isha LaTeX (loogu talagalay biraawsarrada qoraalka ku salaysan)",
	"prefs-math": "Xisaab",
	"mathstatus": "Xaaladda xisaabta",
	"mathwikibase": "Macluumaadka qaacidada xisaabta",
	"datatypes-type-math": "Muujinta xisaabta",
	"wikibase-listdatatypes-math-head": "Muujinta xisaabta",
	"wikibase-listdatatypes-math-body": "Goob xogeed suugaan ah oo loogu talagalay muujinta xisaabta, qaacidooyinka, isla'egyada iyo wixii la mid ah, laguna qoro nooc LaTeX ah.",
	"math-wikibase-header": "Macluumaadka walxaha xisaabta",
	"math-wikibase-formula": "Qaacido",
	"math-wikibase-formula-name": "Magac",
	"math-wikibase-formula-type": "Nooca",
	"math-wikibase-formula-description": "Sharaxaad",
	"math-wikibase-formula-information": "Macluumaadka qaacidada xisaabta",
	"math-wikibase-formula-link-header": "Isha xogta",
	"math-wikibase-formula-elements-header": "Qaybaha qaacidada",
	"math-wikibase-special-form-header": "Sheeg magaca qaacidada:",
	"math-wikibase-special-form-placeholder": "Cinwaanka qaacidada",
	"math-wikibase-special-form-button": "Codsi macluumaad",
	"math-wikibase-special-error-header": "Khalad",
	"math-wikibase-special-error-invalid-argument": "Aqoonsiga Wikibase ee aad sheegtay ma jiro.",
	"math-wikibase-special-error-unknown": "Khalad aan la aqoon ayaa dhacay markii xog laga soo qaaday Wikibase.",
	"math-editpage-insert-inline": "Qaacidada xisaabta (gudaha safka)",
	"math-editpage-insert-block": "Qaacidada xisaabta (xanibaad)"
}
