{
	"@metadata": {
		"authors": [
			"Abshirdheere",
			"AhmedG612"
		]
	},
	"gadgets-desc": "Waxaa loo ogolyahay iticmaale-yaasha in ay dooqdaan \n[[Special:Gadgets|Ku darista CSS iyo JavaScript dheeraad]] ku jira [[Special:Preferences#mw-prefsection-gadgets|dooqyadooda]]",
	"prefs-gadgets": "Dheeraad",
	"prefs-description-gadgets": "Daar astaamo dheeraad ah oo loogu talagalay akoonkaaga.",
	"gadgets-prefstext": "Hoos waxaa ku qoran liiska aaladaha gaarka ah ee aad u daaran karto akoonkaaga.\nAaladahani badankood waxay ku shaqeeyaan JavaScript, sidaas darteed JavaScript waa inuu ka daaran yahay biraawsarkaaga si ay u shaqeeyaan.\nSidoo kale ogow in aaladahani aysan wax saameyn ah ku yeelan doonin boggan dookhyada.\n\nSidoo kale ogow in aaladahan gaarka ahi aysan qayb ka ahayn barnaamijka MediaWiki, waxaana badanaa sameeya oo dayactira isticmaaleyaasha wiki-gaaga deegaanka.\nMaamulayaasha deegaanka ee interface-ka waxay wax ka beddeli karaan [[MediaWiki:Gadgets-definition|qeexitaannada]] aaladaha la heli karo, halka maamulayaasha deegaanka ay wax ka beddeli karaan [[Special:Gadgets|sharraxaadahooda]], halkaas oo aad ka arki karto koodhka isha ee aalad kasta. Tirada isticmaaleyaasha aalad kasta ee wiki-kan waxaa lagu taxay [[Special:GadgetUsage|tirakoobka isticmaalka aaladaha]].",
	"gadgets-prefstext-safemode": "Aaladaha hadda lama heli karo sababtoo ah habka badbaadada ayaa daaran. Fadlan [[#mw-input-wpforcesafemode|dami habka badbaadada]] si aad u isticmaasho aaladaha.",
	"special-gadgets": "Dheeraad",
	"gadgetusage": "Tirakoobka isticmaalka aaladaha",
	"gadgetusage-gadget": "Qalabka",
	"gadgetusage-usercount": "Tirada isticmaaleyaasha",
	"gadgetusage-noresults": "Wax aalado ah lama helin.",
	"gadgetusage-intro": "Jadwalkan wuxuu muujinayaa tirada isticmaalayaasha ee karti u yeeshay qalab kasta (gadget) ee wiki-kan. Isticmaale firfircoon waxaa loo tiriyaa qof sameeyay wax ka beddel 24-kii saac ee ugu dambeeyay {{PLURAL:$1|maalin|$1 maalmood}}. Liiskani kuma jiro tirakoobka qalabka si caadi ah u shaqeeya ee qof walba u furan, waxaana ku jiri kara qalab aan hadda la heli karin.",
	"gadgetusage-activeusers": "Isticmaalayaasha firfircoon",
	"gadgetusage-default": "Caadi",
	"gadgets-title": "Dheeraad",
	"gadgets-pagetext": "Hoos waxaa ku yaala liis dheeraad gaar ah kasoo ay suurto gal tahay in uu la shaqeeyo akoonkaada [[Special:Preferences#mw-prefsection-gadgets|bogga dooqyada]], waxaad ku ogaan kartaa [[MediaWiki:Gadgets-definition|aqoonsiga]].\nMuuqaalkaan wuxuu sahlayaa galid fudud ee bogagga farriimaha sistemka taasoo qeexaysa kuudka iyo dhamaan dheeraadka.",
	"gadgets-editdescription": "Wax ka beddel sharaxaadda",
	"gadgets-viewdescription": "Eeg sharaxaadda",
	"gadgets-editsectiontitle": "Wax ka beddel cinwaanka qaybta",
	"gadgets-viewsectiontitle": "Eeg cinwaanka qaybta",
	"gadgets-uses": "Waxaa loo adeegsadaa",
	"gadgets-required-rights": "Waxaa la doonayaa {{PLURAL:$2|xaqqa|xuquuqda}}:\n$1.",
	"gadgets-required-skins": "Waxaa loo heli karaa {{PLURAL:$2|$1 muuqaalka|muuqaaladan soo socda: $1}}.",
	"gadgets-required-actions": "Ku kooban {{PLURAL:$2|\"$1\" falka bogga|falalkan bogga ee soo socda: $1}}.",
	"gadgets-required-namespaces": "Ku kooban {{PLURAL:$2|magaca qaybta $1|magacyada qaybaha soo socda: $1}}.",
	"gadgets-required-categories": "Ku kooban {{PLURAL:$2|qaybta $1|qaybahan soo socda: $1}}.",
	"gadgets-required-contentmodels": "Ku kooban {{PLURAL:$2|nooca nuxurka $1|noocyadan nuxurka ee soo socda: $1}}.",
	"gadgets-default": "Ahaysii dhamaan habla la doonayo.",
	"gadgets-legacy": "Aaladda lama soo shubin. Fadlan u guur ResourceLoader. ([https://www.mediawiki.org/wiki/Special:MyLanguage/ResourceLoader/Migration_guide_(users) Macluumaad dheeraad ah])",
	"gadgets-packaged": "Aaladdan waa [https://www.mediawiki.org/wiki/ResourceLoader/Package_files la baakadeeyay], waxaana laga bilaabaa $1",
	"gadgets-export": "Ka soo baxay",
	"gadgets-export-title": "Qalab soo saaris",
	"gadgets-not-found": "Qalabka \"$1\" aan la helin.",
	"gadgets-export-text": "Si aad u dhoofiso $1 qalabka, guji \"{{int:gadgets-export-download}}\" batoonka, waxaad soo rogtay fayl gali,\nkadib aad Special:Import on destination wiki and upload it. kadib halkaan ku shub MediaWiki:Gadgets-definition bogga:\n<pre>$2</pre>\nWaa inaad leedahay qalab munaasab ku ah wiki (ay ka mid tahay inaad xaq uleedahay bedelida farrimaha sistemka) sidoo kale inaad awood uleedahay soo dhoofsashada faylasha.",
	"gadgets-export-download": "Soo rog",
	"gadgets-requires-es6": "Aaladdan waxaa kaliya lagu taageeraa biraawsarrada u hoggaansan ES6",
	"gadgets-validate-notset": "Astaanta <code>$1</code> lama dejin.",
	"gadgets-validate-wrongtype": "Astaanta <code>$1</code> waa in ay noqotaa nooca <code>$2</code>.",
	"gadgets-validate-json": "Faylasha JSON waa la qeexay laakiin lama isticmaalin. Waxay kaliya ansax yihiin aaladaha la baakadeeyay.",
	"gadgets-validate-icons": "Codex icons waxaa lagu dari karaa kaliya aaladaha la baakadeeyay.",
	"gadgets-validate-es6default": "Aaladaha u baahan ES6 laguma daaran karo si caadi ah.",
	"gadgets-validate-noentrypoint": "Calaamadda baakadka waa la iska indhatiray maadaama aan la qeexin faylal qoraal ah.",
	"gadgets-validate-noscripts": "Script-yada waa la iska indhatiray, sababtoo ah aaladdan waxay dejisay <code>type=styles</code>.",
	"gadgets-validate-stylepeers": "Aaladaha la midka ah waa la iska indhatiray, sababtoo ah kani waa aalad kaliya qaabka. Deji <code>type=general</code> si aad u beddesho.",
	"gadgets-validate-scriptsnotallowed": "Faylasha script-ka iyo xogta lama isticmaalin, sababtoo ah aaladdan waxay dejisay <code>type=styles</code>.",
	"gadgets-validate-invalidjs": "Script $1 lama isticmaalin, sababtoo ah nooca nuxurka \"$2\" waa khalad.",
	"gadgets-validate-invalidcss": "Qaabka CSS-ka $1 lama isticmaalin, sababtoo ah nooca nuxurka \"$2\" waa khalad.",
	"gadgets-validate-invalidjson": "Bogga xogta $1 lama isticmaalin, sababtoo ah nooca nuxurka \"$2\" waa khalad.",
	"gadgets-validate-nopeer": "Aaladda la midka ah \"$1\" waa la iska indhatiray, sababtoo ah ma jirto.",
	"gadgets-validate-invalidpeer": "Aaladda la midka ah \"$1\" waa la iska indhatiray, sababtoo ah ma aha aalad kaliya qaabka.",
	"gadgets-validate-invalidactions": "Falka soo socda {{PLURAL:$2|lama aqoonsan|lama aqoonsanin}}: $1",
	"gadgets-validate-invalidcontentmodels": "Nooca nuxurka ee soo socda {{PLURAL:$2|ma jiro|ma jiraan}}: $1",
	"gadgets-validate-invalidnamespaces": "Lambarka magac-meelaha ee soo socda {{PLURAL:$2|ma jiro|ma jiraan}}: $1",
	"gadgets-validate-invalidskins": "Muuqaalka soo socda {{PLURAL:$2|ma jiro|ma jiraan}}: $1",
	"gadgets-validate-invalidrights": "Xuquuqda soo socota {{PLURAL:$2|ma jirto|ma jiraan}}: $1",
	"gadgets-validate-invalidtitle": "Cinwaanka bogga \"$1\" waa khalad",
	"gadgets-validate-unknownpages": "Waxay ka kooban tahay hal ama in ka badan bogag aan lahayn dhammaadka .js, .css ama .json. Lama isticmaali doono.",
	"gadgets-validate-duplicate": "Qeexid labaad oo aaladda $1 ah ayaa la ogaaday waxaana la iska indhatiri doonaa",
	"gadgets-validate-nopage": "Bogga \"$1\" ma jiro.",
	"gadgets-validate-invaliddependencies": "Ku tiirsanaanta soo socota {{PLURAL:$2|waa ka maqan|way ka maqan yihiin}}: $1",
	"gadgets-validate-deprecateddependencies": "Ku tiirsanaanta soo socota {{PLURAL:$2|waa duugowday|waa duugoobeen}}: $1",
	"gadgets-supports-urlload": "Aaladdan waxay taageertaa in lagu soo shubo URL iyadoo la adeegsanayo cabbirka su’aasha <code>?withgadget</code>.",
	"gadgets-hidden": "Aaladdan waa [https://www.mediawiki.org/wiki/Special:MyLanguage/Extension:Gadgets#hidden qarsoon], taasoo ka dhigan inaysan ka muuqan doonin bogga dookhyada.",
	"gadgets-subpage-invalid": "Bog hoosaadka \"<nowiki>$1</nowiki>\" waa khalad",
	"gadgets-subpage-toofewparams": "Ma jiraan ku filan cabbirrada bog hoosaadka (xiriir aan sax ahayn)."
}
