{
	"@metadata": {
		"authors": [
			"AhmedG612"
		]
	},
	"visualeditor-cite-tool-name-book": "Buug",
	"visualeditor-cite-tool-name-journal": "Wariisgeed",
	"visualeditor-cite-tool-name-news": "Wararka",
	"visualeditor-cite-tool-name-map": "Khariidad",
	"visualeditor-cite-tool-name-web": "Mareegta",
	"cite-ve-changedesc-ref-group-both": "Kooxda tixraaca waxaa laga beddelay \"$1\" loona beddelay \"$2\"",
	"cite-ve-changedesc-ref-group-from": "Kooxda tixraaca waxaa laga beddelay \"$1\" loona beddelay kooxda guud",
	"cite-ve-changedesc-ref-group-to": "Kooxda tixraaca waxaa laga beddelay kooxda guud loona beddelay \"$1\"",
	"cite-ve-changedesc-reflist-group-both": "Liiska kooxda tixraaca waxaa laga beddelay \"$1\" loona beddelay \"$2\"",
	"cite-ve-changedesc-reflist-group-from": "Liiska kooxda tixraaca waxaa laga beddelay \"$1\" loona beddelay kooxda guud",
	"cite-ve-changedesc-reflist-group-to": "Liiska kooxda tixraaca waxaa laga beddelay kooxda guud loona beddelay \"$1\"",
	"cite-ve-changedesc-reflist-responsive-set": "Liiska tixraacyada waxaa loo beddelay inay u muuqdaan tiirar isku habeynaya",
	"cite-ve-changedesc-reflist-responsive-unset": "Liiska tixraacyada waxaa loo beddelay inay u muuqdaan hal tiir oo kaliya",
	"cite-ve-citationneeded-button": "Ku dar xigasho",
	"cite-ve-citationneeded-description": "Tifaftire ayaa tilmaamay in sheegashadan ay u baahan tahay tixraac laga helay ilo lagu kalsoonaan karo.",
	"cite-ve-citationneeded-reason": "Sababta la bixiyey:",
	"cite-ve-citationneeded-title": "Xigasho ayaa loo baahan yahay",
	"cite-ve-dialog-reference-contextitem-extends": "Tixraacan waa dib-u-isticmaalka tixraac kale oo wata faahfaahin dheeri ah:",
	"cite-ve-dialog-reference-editing-add-details": "Waxaad faahfaahin ku daraysaa tixraacan:",
	"cite-ve-dialog-reference-editing-edit-details": "Waxaad wax ka beddelaysaa faahfaahinta tixraacan:",
	"cite-ve-dialog-reference-editing-add-details-placeholder": "Ku qor ama ku dheji faahfaahintaada dheeriga ah halkaan, tusaale ahaan nambarka bog gaar ah ama xigasho.",
	"cite-ve-dialog-reference-editing-reused-short": "Waxaa la isticmaalay {{PLURAL:$1|mar|2=laba jeer|$1 jeer}}",
	"cite-ve-dialog-reference-editing-reused": "Tixraacan waxaa boggaan laga isticmaalay {{PLURAL:$1|mar|2=laba jeer|$1 jeer}}.",
	"cite-ve-dialog-reference-editing-reused-long": "Tixraacan waxaa boggaan laga isticmaalay {{PLURAL:$1|mar|2=laba jeer|$1 jeer}}. Wax ka beddelka halkan lagu sameeyo waxaa laga dabaqi doonaa dhammaan meelaha ay tixraacani dib uga soo noqoto.",
	"cite-ve-dialog-reference-editing-details-placeholder": "Nuxurka lagu daro goobtan ayaa halkan ka soo muuqan doona.",
	"cite-ve-dialog-reference-missing-parent-ref": "Faahfaahintaan waxay ku xiran yihiin tixraac maqan. Fadlan ka saar bogga ama arrinta ka xallil qaabka kooxda.",
	"cite-ve-dialog-reference-options-group-label": "Isticmaal kooxdaan",
	"cite-ve-dialog-reference-options-group-placeholder": "Tixraacyada guud",
	"cite-ve-dialog-reference-options-responsive-label": "Isticmaal qaabka tiirarka ee is waafajinta leh",
	"cite-ve-dialog-reference-options-section": "Xulashooyinka",
	"cite-ve-dialog-reference-placeholder": "Ku qor ama ku dheji tixraacaaga halkaan, ama geli tusmada xigashada.",
	"cite-ve-dialog-reference-title": "Tixraac",
	"cite-ve-dialog-reference-add-details-button": "Ku dar faahfaahin",
	"cite-ve-dialog-subreference-help-dialog-title": "Faahfaahinta",
	"cite-ve-dialog-subreference-help-dialog-head": "Cusub: Ku dar faahfaahin tixraac dib loo isticmaalay",
	"cite-ve-dialog-subreference-help-dialog-content": "Marka dib loo isticmaalayo tixraac, hadda waxaad ku dari kartaa faahfaahino kala duwan sida lambarka bogga ama xigasho adigoon ku celin tixraaca oo buuxa.<p><b>Isticmaal marka aad:</b></p><ul><li>Xiganayso bogag ama qaybo kala duwan oo buug ah</li><li>Tilmaamayso waqtiga saxda ah ee podcast la xigtay</li><li>Ku darayso xigasho khuseysa oo laga soo qaatay xogta</li></ul>",
	"cite-ve-dialog-subreference-help-dialog-link-label": "Fahmo dheeri ah oo ku saabsan ku darista faahfaahinta tixraaca",
	"cite-ve-dialog-subreference-change-all-checkbox-label": "Waxaa wax laga beddelayaa dhammaan ($1) meelood ee loo isticmaalay faahfaahintaan.",
	"cite-ve-dialog-reference-convert-all-checkbox-label": "Ku dar faahfaahintaan dhammaan ($1) meelood ee loo isticmaalay tixraacaan oo aan weli lahayn wax faahfaahin ah.",
	"cite-ve-dialog-reference-title-details": "Faahfaahinta",
	"cite-ve-dialog-reference-useexisting-tool": "Dib u isticmaal",
	"cite-ve-dialog-referenceslist-contextitem-description-general": "Liiska tixraacyada guud",
	"cite-ve-dialog-referenceslist-contextitem-description-named": "Liiska tixraacyada kooxda \"$1\"",
	"cite-ve-dialog-referenceslist-title": "Liiska tixraacyada",
	"cite-ve-dialogbutton-citation-educationpopup-text": "Waxay ku habeynaysaa qoraalkaaga adoo ku daraya ilaha xogta. Waxaad xigan kartaa buugaagta, wargeysyada iyo mareegaha.",
	"cite-ve-dialogbutton-citation-educationpopup-title": "Xigashooyinka",
	"cite-ve-dialogbutton-reference-full-label": "Aasaasiga ah",
	"cite-ve-dialogbutton-reference-title": "Tixraac",
	"cite-ve-dialogbutton-reference-tooltip": "Aasaasi",
	"cite-ve-dialogbutton-referenceslist-tooltip": "Liiska tixraacyada",
	"cite-ve-reference-input-placeholder": "Ka dhex raadi xigashooyinka hadda jira",
	"cite-ve-referenceslist-isempty": "Kuma jiraan boggaan wax tixraacyo ah oo ka tirsan kooxda \"$1\" oo lagu dari karo liiskaan.",
	"cite-ve-referenceslist-isempty-default": "Kuma jiraan boggaan wax tixraacyo ah oo lagu dari karo liiskaan.",
	"cite-ve-referenceslist-missing-parent": "Faahfaahinta hoose waxay ku xiran tahay tixraac maqan. Fadlan ka saar bogga ama arrintaan ku cilad bixi habka qoraalka.",
	"cite-ve-referenceslist-missingref": "Tixraacaan waxaa lagu dhex qeexay tusmada ama meel kale oo si otomaatig ah u dhalatay, haddana waxaa kaliya oo wax laga beddeli karaa habka qoraalka",
	"cite-ve-referenceslist-missingref-in-list": "Tixraacaan waxaa lagu dhex qeexay tusmada ama qayb kale oo la dhalay, markaan la joogana waxaa kaliya oo lagu hor-arki karaa habka koodhka.",
	"cite-ve-referenceslist-missingreflist": "Liiskaan tixraacyada ah waxaa dhalay tusmada.",
	"cite-ve-toolbar-group-label": "Xigasho",
	"cite-ve-othergroup-item": "$1 tixraac"
}
