{
	"@metadata": {
		"authors": [
			"Abshirdheere",
			"AhmedG612"
		]
	},
	"cirrussearch-desc": "Raadinta ku shaqeysa OpenSearch ee MediaWiki",
	"cirrussearch-backend-error": "ma sii wadi karno raadintaadii sabab la xiriirta dhibaato kooban. Fadlan isku day mar kale.",
	"cirrussearch-parse-error": "Suurta gal maaha in la fasiro. Fadlan ka dhig si kale oo fudud. Waxaa la gaarsiiyey ogaysiis si loo wanaajiyo habka baarista.",
	"cirrussearch-too-busy-error": "Raadinta hadda aad bay u mashquul badan tahay. Fadlan isku day mar kale.",
	"cirrussearch-regex-empty-expression": "$1 waxay filaysaa tibaax joogto ah oo aan madhnayn.",
	"cirrussearch-regex-syntax-error": "Khaladka qaab-dhismeedka tibaaxaha caadiga ah ee $2 : $1",
	"cirrussearch-regex-too-busy-error": "Hadda waxaa socda baaritaanno regex oo aad u badan. Fadlan mar kale isku day hadhow.",
	"cirrussearch-regex-too-complex-error": "Raadiyaha joogtada ah aad buu u adag yahay. Wax badan ka baro sida loo fududeeyo [https://www.mediawiki.org/wiki/Special:MyLanguage/Help:CirrusSearch/RegexTooComplex halkan].",
	"cirrussearch-now-using": "Wiki-kan wuxuu isticmaalayaa matoor raadin cusub. ([https://www.mediawiki.org/wiki/Special:MyLanguage/Help:CirrusSearch Wax badan ka baro])",
	"cirrussearch-boost-templates": "#<!-- ka tag khadkan sida uu yahay --> <pre>\n# Haddii bog uu ka kooban yahay mid ka mid ah templates-kan, dhibcaha raadinta waxaa lagu dhuftaa boqolleyda la dejiyay.\n# Isbeddellada halkan lagu sameeyo waxay isla markiiba dhaqangalayaan.\n# Qaab-dhismeedku waa sidan:\n#   * Wax kasta oo ka bilaabma \"#\" ilaa dhammaadka khadka waa faallo.\n#   * Khad kasta oo aan bannaanayn waa magaca saxda ah ee template-ka la kordhinayo, namespace, case iyo dhammaan, kadib \"|\" iyo tiro kadib \"%\".\n# Tusaalooyin khadad sax ah:\n# Template:Good|150%\n# Template:Very Very Good|300%\n# Template:Bad|50%\n# Tusaalooyin aan shaqayn:\n# Template:Foo|150.234234% # tiro jajab ah lama oggola!\n# Foo|150% # si farsamo ahaan way shaqayn kartaa, laakiin waxay khusaysaa transclusion-ka bogga Foo ee main namespace\n# Waxaad tijaabin kartaa isbeddellada adigoo sameynaya query ku bilaabma boost-templates:\"XX\" halka XX ay yihiin templates-ka aad rabto inaad boost-gareyso oo kala fog leh halkii ay khadad kala go'an ahaan lahaayeen.\n# Queries-ka leh boost-templates:\"XX\" waxay iska indhatiraan waxa ku jira field-kan.\n #</pre> <!-- ka tag khadkan sida uu yahay -->",
	"cirrussearch-pref-label": "Raadin cusub",
	"cirrussearch-pref-desc": "Tijaabi habka baarista cusub taasoo taageera u ah luqado farabadan kuna deeqaysa natiijooyin ka wanaagsan marka la eego dhanka dib u habaynta, waxaa sidoo kale usuurtoowda baarista weedh ku jirta tusmo (template)",
	"cirrussearch-give-feedback": "Na sii ra'yigaaga",
	"cirrussearch-morelikethis-settings": "#<!-- ka tag khadkan sida uu yahay --> <pre>\n# Fariintani waxay kuu oggolaanaysaa inaad habayso dejimaha muuqaalka \"wax la mid ah kan\".\n# Isbeddellada halkan lagu sameeyo waxay isla markiiba dhaqangalayaan.\n# Qaab-dhismeedku waa sidan:\n#   * Wax kasta oo ka bilaabma \"#\" ilaa dhammaadka khadka waa faallo.\n#   * Khad kasta oo aan bannaanayn waa magaca dejinta kadib \":\" iyo kadibna qiimaha dejinta\n# Dejimaha waa:\n#   * min_doc_freq (integer): Tirada ugu yar ee dukumiintiyada (per shard) ee eray uu u baahan yahay si loo tixgeliyo.\n#   * max_doc_freq (integer): Tirada ugu badan ee dukumiintiyada (per shard) ee eray uu ku jiri karo si loo tixgeliyo.\n#                   Erayada aadka u soo noqnoqda guud ahaan waa \"stop words\".\n#   * max_query_terms (integer): Tirada ugu badan ee erayo la tixgelin karo. Qiimahan waxaa xaddidaya $wgCirrusSearchMoreLikeThisMaxQueryTermsLimit (100).\n#   * min_term_freq (integer): Tirada ugu yar ee eraygu ku soo noqdo qoraalka si loo tixgeliyo. Goobaha yaryar (title) qiimahan waa inuu noqdaa 1.\n#   * minimum_should_match (percentage -100% to 100%, ama tiro erayo): Boqolleyda erayada la rabo in la iswaafajiyo. Default waa 30%.\n#   * min_word_len (integer): Dhererka ugu yar ee eray si loo tixgeliyo. Default waa 0.\n#   * max_word_len (integer): Dhererka ugu badan ee eray aan la tixgelin doonin. Default waa aan xad lahayn (0).\n#   * fields (liis comma-separated): Goobaha la adeegsanayo. Goobaha la oggol yahay waa title, text, auxiliary_text, opening_text, headings.\n# Tusaalooyin khadad sax ah:\n# min_doc_freq:2\n# max_doc_freq:20000\n# max_query_terms:25\n# min_term_freq:2\n# minimum_should_match:30%\n# min_word_len:2\n# max_word_len:40\n# fields:text,opening_text\n# </pre> <!-- ka tag khadkan sida uu yahay -->",
	"cirrussearch-didyoumean-settings": "  #<!-- leave this line exactly as it is --> <pre>\n# Farriintan waxay kuu oggolaanaysaa inaad habayso dejimaha soojeedimaha \"Ma waxaad ula jeedday\".\n# Sidoo kale eeg https://www.elastic.co/guide/en/elasticsearch/reference/current/search-suggesters-phrase.html\n# Isbeddellada lagu sameeyo tani waxay dhaqan galayaan isla markiiba.\n# Qaabdhismeedku waa sidan:\n#   * Wax kasta oo ka bilaabma astaanta \"#\" ilaa dhammaadka sadar waa faallo.\n#   * Sadar kasta oo aan madhnayn waa magaca dejinta oo ay ku xigto astaanta \":\" kadibna qiimaha dejinta\n# Dejimaha waa:\n#   * max_errors (integer): tirada ugu badan ee ereyada loo tixgelinayo kuwo khaldan si loo saxo. 1 ama 2.\n#   * confidence (float): Heerka kalsoonidu wuxuu qeexayaa qodob lagu dabaqayo dhibcaha weedha gelinta, kaas oo loo isticmaalo xad loogu talagalay musharraxiinta kale ee soojeedinta. Keliya musharraxiinta dhibcahoodu ka sarreeyo xadka ayaa lagu dari doonaa natiijada. Tusaale ahaan, heer kalsooni oo ah 1.0 wuxuu soo celinayaa keliya soojeedinno dhibcahoodu ka sarreeyo weedha gelinta. Haddii loo dejiyo 0.0, musharraxa ugu fiican ayaa la soo celin doonaa.\n#   * min_doc_freq (float 0 ilaa 1): Xadka ugu yar ee tirada dukumentiyada ay tahay in soojeedin ka muuqato.\n#                   Ereyada soo noqnoqda badanaa waa \"stop words\".\n#   * max_term_freq (float 0 ilaa 1): Xadka ugu badan ee tirada dukumentiyada uu erey ku jiri karo si loogu daro.\n#   * prefix_length (integer): Tirada ugu yar ee xarfo hordhac ah oo ay tahay inay la jaanqaadaan erey si uu u noqdo soojeedin.\n#   * suggest_mode (missing, popular, always): Habka soojeedintu wuxuu xakameeyaa sida soojeedimaha loo daro.\n# Tusaalooyinka sadar wanaagsan:\n# max_errors:2\n# confidence:2.0\n# max_term_freq:0.5\n# min_doc_freq:0.01\n# prefix_length:2\n# suggest_mode:always\n#\n# </pre> <!-- leave this line exactly as it is -->",
	"cirrussearch-query-too-long": "Codsiga raadintu wuu ka dheer yahay xadka la oggol yahay. (Dhab ahaan: $1; la oggol yahay: $2)",
	"cirrussearch-query-too-long-with-exemptions": "Codsiga raadintu wuu ka dheer yahay xadka ugu badan ee la oggol yahay. (Dhab ahaan: $1, la oggol yahay: $2, iyadoo aan la xisaabin $3)",
	"cirrussearch-completion-profile-strict": "Astaan adag oo leh calaamado xarakayn oo yar oo la saaray, balse calaamadaha lahjadda iyo culayska dhawaaqa waa la hayaa.",
	"cirrussearch-completion-profile-classic": "Hordhac caadi ah, calaamado xarakayn yar iyo qaar ka mid ah calaamadaha lahjadda waa laga saaray.",
	"cirrussearch-completion-profile-normal": "Calaamado xarakayn yar, qaar ka mid ah calaamadaha lahjadda iyo erayada joogsiga waa laga saaray.",
	"cirrussearch-completion-profile-normal-subphrases": "Calaamado xarakayn yar, qaar ka mid ah calaamadaha lahjadda iyo erayada joogsiga waa laga saaray. Waxay sidoo kale is waafajin kartaa weedho-hoosaad (kuwaas oo noqon kara weedho-hoosaad ama bogag-hoosaad iyadoo ku xiran habaynta gudaha ee wiki-ga).",
	"cirrussearch-completion-profile-fuzzy": "La mid ah caadiga, balse leh sixitaan khaladaad (laba khalad ayaa la taageeraa).",
	"cirrussearch-completion-profile-fast-fuzzy": "Astaan tijaabo ah oo fuzzy ah (waxaa laga yaabaa in mar kasta la tirtiro)",
	"cirrussearch-completion-profile-fuzzy-subphrases": "La mid ah caadiga, balse leh sixitaanka khaladaadka (laba khalad ayaa la taageeraa). Waxay sidoo kale is waafajin kartaa weedho-hoosaad (kuwaas oo noqon kara weedho-hoosaad ama bogag-hoosaad iyadoo ku xiran habaynta gudaha ee wiki-ga).",
	"cirrussearch-qi-profile-classic": "Qiimeyn ku salaysan tirada xiriirrada soo gala, qaar ka mid ah templates, luqadda bogga iyo cusboonaysiinta (tusmooyin/luqad/cusboonaysiin waxaa laga yaabaa inaan laga hawlgelin wiki-kan).",
	"cirrussearch-qi-profile-classic-noboostlinks": "Qiimeyn ku salaysan qaar ka mid ah tusmooyinka, luqadda bogga iyo cusboonaysiinta marka lagu hawlgeliyo wiki-kan.",
	"cirrussearch-qi-profile-empty": "Qiimeyn ku salaysan oo keliya astaamaha ku xiran su'aasha (kaliya loogu talagalay debug).",
	"cirrussearch-qi-profile-wsum-inclinks-pv": "Isku dar miisaan leh oo ku salaysan xiriirrada soo gala iyo aragtiyada bogga ee toddobaadlaha ah.",
	"cirrussearch-qi-profile-wsum-inclinks": "Isku dar miisaan leh oo ku salaysan xiriirrada soo gala.",
	"cirrussearch-qi-profile-popular-pv": "Qiimeyn inta badan ku salaysan aragtiyada bogga.",
	"cirrussearch-qi-profile-popular-inclinks": "Qiimeyn inta badan ku salaysan tirada xiriirrada soo gala",
	"prefs-completion": "Dhamaystirka raadinta",
	"cirrussearch-pref-completion-section-desc": "Soo jeediye dhamaystirid",
	"cirrussearch-pref-completion-profile-help": "Deji habdhaqanka soo-jeedinta si otomaatig ah u dhamaystiridda (raadi-intaad-qorayso).\n\n[Soo-jeediyaha dhamaystirka](https://www.mediawiki.org/wiki/Special:MyLanguage/Extension:CirrusSearch/CompletionSuggester) waa algorithm loogu talagalay soo-jeedinta raadinta oo leh sixitaan khalad oo ka wanaagsan iyo ku habboonaanta natiijooyinka raadinta. Raadinta ku salaysan hordhaca habkii hore ee soo-jeedinta raadinta inta aad qorayso.",
	"cirrussearch-completion-profile-fuzzy-pref-name": "Qaab caadi ah (lagu taliyay)",
	"cirrussearch-completion-profile-fuzzy-pref-desc": "Waxay saxdaa ilaa laba khalad oo qoraal ah. Waxay ka saartaa bogagga u wareejiya ee aad ugu eg cinwaanka ugu weyn.",
	"cirrussearch-completion-profile-fuzzy-subphrases-pref-name": "Is waafajinta weedho-hoosaad (lagu taliyay cinwaannada bogagga ee dhaadheer)",
	"cirrussearch-completion-profile-fuzzy-subphrases-pref-desc": "Waxay saxdaa ilaa laba khalad oo qoraal ah. Waxay xallisaa bogagga u wareejiya ee aad isugu dhow. Waxay sidoo kale is-waafajisaa weedho-hoosaad ku jira cinwaannada.",
	"cirrussearch-completion-profile-strict-pref-name": "Hab adag (heer sare)",
	"cirrussearch-completion-profile-strict-pref-desc": "Ma jiro sixid khaladaad qoraal ah. Ma jiro isku-beddelidda calaamadaha lahjadda. Waa is-waafajin adag.",
	"cirrussearch-completion-profile-normal-pref-name": "Habka wareejinta (heer sare)",
	"cirrussearch-completion-profile-normal-pref-desc": "Ma jiro sixid khaladaad qoraal ah. Waxay xallisaa bogagga u wareejiya ee aad isugu dhow.",
	"cirrussearch-completion-profile-normal-subphrases-pref-name": "Habka wareejinta oo leh is-waafajin weedho hoosaad (heer sare)",
	"cirrussearch-completion-profile-normal-subphrases-pref-desc": "Ma jiro sixid khaladaad qoraal ah. Waxay xallisaa bogagga u wareejiya ee aad isugu dhow. Waxay is waafajisaa weedho-hoosaad ku jira cinwaannada.",
	"cirrussearch-completion-profile-classic-pref-name": "Raadinta hordhaca caadiga ah",
	"cirrussearch-completion-profile-classic-pref-desc": "Ma jiro sixid khaladaad qoraal ah. Waxay is waafajisaa bilowga cinwaannada.",
	"cirrussearch-timed-out": "Raadintu way dhaaftay waqtiga loo qoondeeyay, sidaas darteed kaliya natiijooyin qayb ah ayaa la heli karaa.",
	"cirrussearch-regex-timed-out": "Raadinta regex-ga way dhaaftay waqtiga loo qoondeeyay, sidaas darteed kaliya natiijooyin qayb ah ayaa la heli karaa. Isku day inaad fududeyso qaabkaaga  si aad u hesho natiijooyin dhammaystiran.",
	"cirrussearch-file-numeric-feature-not-a-number": "Ereyga raadinta '$1' wuxuu u baahan yahay qiimeyaal tiro ah, balse '$2' ayaa la bixiyay.",
	"cirrusesarch-file-numeric-feature-multi-argument-w-sign": "Ereyga raadinta '$1' ma oggola in la bixiyo dooddo badan iyo calaamad la socota '$2'.",
	"cirrussearch-feature-not-available": "Ereyga raadinta '$1' lagama hawlgelin wiki-kan.",
	"cirrussearch-feature-too-many-conditions": "Shuruudo aad u badan ayaa lagu bixiyay '$1', waxaa la soo gaabinayaa ilaa $2.",
	"cirrussearch-feature-deepcat-endpoint": "$wgCirrusSearchCategoryEndpoint waa in lagu dejiyaa SPARQL endpoint sax ah si loo isticmaalo raadinta qoto dheer ee qaybaha.",
	"cirrussearch-feature-deepcat-exception": "Soo raadinta qoto dheer ee qaybaha SPARQL way fashilantay.",
	"cirrussearch-feature-deepcat-timeout": "Raadinta qoto dheer ee qaybaha way dhaaftay waqtiga loo qoondeeyay. Waxay u badan tahay in qaybtu leedahay qaybo-hoosaadyo aad u badan.",
	"cirrussearch-feature-deepcat-toomany": "Soo raadinta qoto-dheer ee qaybaha waxay soo celisay qaybo aad u badan. Kaliya qayb ka mid ah qaybaha ayaa la adeegsaday.",
	"cirrussearch-feature-deepcat-invalid-title": "Qaybta la bixiyay ma aha mid sax ah.",
	"cirrussearch-feature-pageid-invalid-id": "Bogga aan saxda ahayn {{PLURAL:$2|Aqoonsi|Aqoonsiyo}}: $1",
	"cirrussearch-feature-invalid-date-range": "Taariikhda la bixiyay ma aha qaab sax ah. Fadlan isticmaal qaababka la aqoonsan yahay ee sanadka (<code>YYYY</code>), bisha (<code>YYYY-MM</code>), maalinta (<code>YYYY-MM-DD</code>), ama tibaaxo waqti oo la xiriira sida <code>now-2d</code> ama <code>today-1y</code>.",
	"cirrussearch-incategory-feature-no-valid-categories": "Qaybo sax ah lama siin '$1'.",
	"cirrussearch-mlt-feature-no-valid-titles": "Cinwaanno sax ah lama siin '$1'.",
	"cirrussearch-mlt-not-configured": "Astaanta '$1' si khaldan ayaa loo habeeyay. Weydii maamulaha si uu u saxo $wgCirrusSearchMoreLikeThisFields.",
	"cirrussearch-explore-similar-related-none": "Bogag la xiriira lama heli karo",
	"cirrussearch-article-words": "Erayada ee ku jira dhamaan nuxurka bogagga",
	"cirrussearch-keyword-prefix-ns-mismatch": "Meesha magac-bogga ee laga helay ereyga raadinta <code>prefix:</code> kuma habboona meelaha magac-bogga ee la codsaday. Waxaad hagaajin kartaa adigoo ku bilaabaya su'aashaada <code>all:</code>.",
	"cirrussearch-autoselect-profile": "U oggolow matoorka raadinta inuu doorto habka ugu habboon ee la adeegsanayo.",
	"cirrussearch-offset-too-large": "Natiijooyinka lama soo celin karin. Ilaa $1 natiijooyin raadinta ayaa la taageeraa, balse waxaa la codsaday natiijooyin ka bilaabmaya $2.",
	"cirrussearch-offset-not-allowed-with-random-sort": "Lama tixgelinayo codsiga lagu kala saarayo natiijooyinka si aan kala dambayn lahayn.",
	"cirrussearch-articleprediction-invalid-keyword": "{{PLURAL:$2|qiime|qiimayaal}} aan la aqoonsan oo loogu talagalay erayga <kbd>$3:</kbd>: $1",
	"cirrussearch-inlanguage-deprecate-comma": "Isticmaalka comma sida kala-soocaha erayga inlanguage waa la joojiyay. Fadlan isticmaal | (tuubo) si aad u kala soocdo luqadaha.",
	"cirrussearch-invalid-keyword-boost": "Qiime boost aan sax ahayn '$1' ayaa la bixiyay. Waxaa la filayay tiro tobanle togan.",
	"cirrussearch-invalid-keyword-threshold": "Qiime xad aan sax ahayn '$1' ayaa la bixiyay. Waxaa la filayay tiro tobanle oo u dhaxaysa 0 iyo 1.",
	"cirrussearch-semantic-empty-query": "Raadinta semantic-ka waxay u baahan tahay eray raadis ah oo aan madhnayn.",
	"cirrussearch-semantic-too-many-results": "Natiijooyin aad u badan ayaa laga codsaday raadinta semantic-ka. Keliya $1 ka ugu sarreeya ayaa si sax ah loo kala hormarin doonaa."
}
